{"id":181758,"date":"2024-08-08T11:48:14","date_gmt":"2024-08-08T08:48:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181758"},"modified":"2024-08-08T11:48:14","modified_gmt":"2024-08-08T08:48:14","slug":"daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181760\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images.jpeg\" alt=\"\" width=\"503\" height=\"282\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Faa\u2019iso Jayte ayaa sheegtay in Madaale uu hadda kahor Fatwo kasoo saaray xeebta Liido, isla markaana uu sheegay inuu ka socda fisqi xoogan, kadibna uu xigay weerarkii Jimcihii lasoo dhaafay lagu qaaday ee lagu laayay dadka badan.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Heer waxaa la marayaa dadkii dadka mas\u2019uulka ka ahaa oo nabad-galyadooda iyo hantidooda iyaga lagu aamninay ay dhahaan fisqi ayaa meesha ka socda oo Gudoomiyihii gobolka fatwooday in Liido la qarxiyo oo dhahay fisqi ayaa ka jira waa wax laga xumaado\u201d ayay tiri Xildhibaan Faa\u2019iso Jayte.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxa ay xildhibaannadu sii raacisay Meel bannaan ah oo barxad ah oo la\u2019isugu yimiday oo la\u2019isku wada jeedo fisqiga ka socdo muxuu yahay?.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaan Faa\u2019iso Jayte oo hadalkeeda sii wadata ayaa xukuumadda ku dhaliishay banaan-bixii Isniintii ka dhacay xeebta Liido, waxayna tilmaamay inuu mid digasho ah, isla markaana dano gaar ah laga lahaa, sida ay hadalka u dhigtay.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan rabaa inaa cambaareeyo banaanbixii lagu sheegay in looga banaan baxaayo dhibaatadii Liido ka dhacday, iyada oo dadka banaanbaxaayay ay ahaayeen shaqaalaha rayidka oo lagu yiri haddii aan banaanbixi weysaan waxaa la\u2019idinka joojinayaan xuquuqdiina oo mushaar ma haleysiin\u201d ayuu hadalkeeda kusii dartay xildhibaanadda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn xildhibaanadda ayaa ugu baaqday shacabka Muqdisho inay sameeyaan kacdoon, isla markaana ay ka dhiidhiyaan dhibaatooyinka joogtada ah ee lagu hayo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo saameyn xoogan uu ka dhashay weerarkii xeebta Liido, kaas oo dhaliyay shaki oo laga muujiyay sida ay Al-Shabaab ku gaareen halkaasi, maadaama ay ka sokeeyaan baro koontarool oo lagu hubiyo gaadiidka.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1720534552087296%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale). Faa\u2019iso Jayte ayaa sheegtay in Madaale uu hadda kahor Fatwo kasoo saaray xeebta Liido, isla markaana uu sheegay inuu ka socda fisqi xoogan, kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181758","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-08T08:48:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-08T08:48:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp\",\"width\":960,\"height\":650},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido - Wardoon","description":"Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-08T08:48:14+00:00","og_image":[{"width":960,"height":650,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/","name":"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp","datePublished":"2024-08-08T08:48:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha ayaa eedeyn culus u jeedisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Madaale.webp","width":960,"height":650},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-madaale-oo-lagu-eedeeyay-inuu-fatwooday-weerarkii-liido\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiye Madaale oo lagu eedeeyay inuu Fatwooday weerarkii Liido"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181758"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181758"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181761,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181758\/revisions\/181761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181759"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}