{"id":181799,"date":"2024-08-11T00:28:27","date_gmt":"2024-08-10T21:28:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181799"},"modified":"2024-08-11T00:28:27","modified_gmt":"2024-08-10T21:28:27","slug":"faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/","title":{"rendered":"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181800\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455-300x152.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Itoobiya ay markasta ixtiraam u hayso madaxbannaanida Soomaaliya lakiin anay Somaliland kamid ahayn.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X ayuu ku sheegay in Itoobiya ay naf-hur badan u samaysay Soomaaliya, oo ay ixtiraam badan siisay lakiin anay Somaliland waligeed kamid ahayn.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Itoobiya waligeedba way ixtiraamtaa madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya, ciidamadeeda ayay ku daadguraysay 2006 si ay waddankan guuldaraystay uga caawiyso in nabad lagu soo celiyo, halkaasi oo askar badan oo Itoobiyaan ahi ay ku nafwaayeen, lakiin Somaliland waligeed qayb kama noqon Soomaaliya&#8221; ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay in midowgii uu burburay 1991 kadib 10 sanno oo uu socday dagaal uu dhiig badani ku daatay intaa kadibna ay Somaliland noqotay waddan dimuquraadi ah, sida darteedna loo bahanyahay in caalamku uu ixtiraamo madaxbannaanideeda, iyo isfahanka Somaliland iyo Itoobiya oo dhamaystir ku dhaw ayuu yidhi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Isfahanka dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya ayaa xiisad ka dhex abuuray Soomaaliya iyo Itoobiya, iyada oo hada ay dowlada Turkigu isku xilqaantay dhexdhexaadinta labada dhinac oo la rajaynayo in ay kulankoodii labaad ee wadahadalada todobaadkan ku yeeshan Ankara.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Inkasta oo aan horumar laga samaynin wareegii kowaad ee wadahadalada, waxa laga warsugayaa wareega labaad oo wakhtigiisii laga soo hormariyay hadii ay dhinacyadu isla gaadhidoonaan isfahan.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181801\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"858\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n-300x238.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n-1024x814.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n-768x610.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n-696x553.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n-1068x848.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/454717249_4129008030717736_4616107848941200461_n-529x420.jpg 529w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Itoobiya ay markasta ixtiraam u hayso madaxbannaanida Soomaaliya lakiin anay Somaliland kamid ahayn. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X ayuu ku sheegay in Itoobiya ay naf-hur badan u samaysay Soomaaliya, oo ay ixtiraam badan siisay lakiin anay Somaliland waligeed kamid ahayn. &#8220;Itoobiya waligeedba way [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Itoobiya ay markasta ixtiraam u hayso madaxbannaanida Soomaaliya lakiin anay Somaliland kamid ahayn. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X ayuu ku sheegay in Itoobiya ay naf-hur badan u samaysay Soomaaliya, oo ay ixtiraam badan siisay lakiin anay Somaliland waligeed kamid ahayn. &#8220;Itoobiya waligeedba way [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-10T21:28:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/\",\"name\":\"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-10T21:28:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg\",\"width\":660,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Itoobiya ay markasta ixtiraam u hayso madaxbannaanida Soomaaliya lakiin anay Somaliland kamid ahayn. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X ayuu ku sheegay in Itoobiya ay naf-hur badan u samaysay Soomaaliya, oo ay ixtiraam badan siisay lakiin anay Somaliland waligeed kamid ahayn. &#8220;Itoobiya waligeedba way [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-10T21:28:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":335,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/","name":"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg","datePublished":"2024-08-10T21:28:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638589016467460455.jpg","width":660,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-ali-waraabe-oo-weerar-afka-ah-kuqaaday-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faysal Ali Waraabe oo weerar afka ah kuqaaday Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181799"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181799"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181799\/revisions\/181802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181800"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}