{"id":181857,"date":"2024-08-14T17:55:06","date_gmt":"2024-08-14T14:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181857"},"modified":"2024-08-15T10:54:33","modified_gmt":"2024-08-15T07:54:33","slug":"cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/","title":{"rendered":"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya oo ka soo jawaabtay cabashada dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta ee ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa dafirtay eedeymaha ay soo jeediyeen.<\/p>\n<p>Bajaaj-leyda Muqdisho ayaa labo maalmood ku jiray banaanbaxyo ay uga cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo ay sheegeen in lagu soo rogay, kuwaas oo lagu sameynayo Leesinka ama ogolaanshaha dowladda ee gaadiid wadista, kaas oo ay sheegeen in qiimihiisu gaaray $300.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee XFS Bashiir Macalin Cali oo la hadlay Dalsan ayaa waxaba kama jiraan ku tilmaamay lacagaha ay sheegeen in lagu soo kordhiyey dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta.<\/p>\n<p>\u201cDhalinyaro Leesinku waa $41.5, waxaana qaada wasaaradda Maaliyadda ee wasaaradda gaadiidka ma qaado, ma jirto meel la inku weydii karo lacag intaas ka badan, qofkii dhiibana waa dambiile,\u201d ayuu yiri Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka XFS.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa dhalinyarada Bajaaj-ta ku shaqeysata ka balan qaaday in ciddii lacag intaas ka badan weydiisa ay talaabo ka qaadi doonto dowladdu, hadalkaan ayaa ku soo aadaya iyadoo dhalinyaradu ay sheegeen in Leesinka gaadiidka lagu wado uu qiimihiisu gaaray $300, balse Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka ayaa beeniyey taas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ognahay in bil kasta qof kasta oo Bajaaj wata bishii laga qaado 15 doollar, waxaana qaada maamulka gobolka Banaadir ee wax dowladda federaalka ama wasaaradda gaadiidka quseeya maaha, sidoo kale ma ogin meel lacago ganaax ah looga qaado Bajaaj-leyda, sharcina maaha hadey jirto,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Sidoo kale agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka wuxuu sheegay in habayaraatee wax lacag ah aysan ka qaadin gaadiidleyda dhamaan, sidoo kalena aysan jirin cid u soo dacwootay wasaaradda.<\/p>\n<p>\u201cGadiidleyda oo dhalinyarada mooto Bajaaj-ta ay ugu horeeyaan waxaan ka codsaneynaa inay nala wadaagaan cidda ka dalbatay inay bixiyaan $300 cadeeya meesha aad hadalkaas ka keenteen,\u201d ayuu yiri Agaasime Bashiir Macalin.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa hoosta ka xariiqay in qof kasta oo gadiid kaxeynaya oo Leesin aan wadan uu yahay dambiile, \u201cLacag ma qabato wasaaradda gaadiidka, marka waxaan codsaneynaa in Bajaaj-leyda Muqdisho cadeeyaan cidda weydiisatay 300 oo doollar,\u201d ayuu yiri Agaasime Bashiir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1008926677600550%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya oo ka soo jawaabtay cabashada dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta ee ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa dafirtay eedeymaha ay soo jeediyeen. Bajaaj-leyda Muqdisho ayaa labo maalmood ku jiray banaanbaxyo ay uga cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo ay sheegeen in lagu soo rogay, kuwaas oo lagu sameynayo Leesinka ama ogolaanshaha dowladda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya oo ka soo jawaabtay cabashada dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta ee ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa dafirtay eedeymaha ay soo jeediyeen. Bajaaj-leyda Muqdisho ayaa labo maalmood ku jiray banaanbaxyo ay uga cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo ay sheegeen in lagu soo rogay, kuwaas oo lagu sameynayo Leesinka ama ogolaanshaha dowladda ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-14T14:55:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-15T07:54:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"968\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/\",\"name\":\"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png\",\"datePublished\":\"2024-08-14T14:55:06+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-15T07:54:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png\",\"width\":1512,\"height\":968},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya oo ka soo jawaabtay cabashada dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta ee ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa dafirtay eedeymaha ay soo jeediyeen. Bajaaj-leyda Muqdisho ayaa labo maalmood ku jiray banaanbaxyo ay uga cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo ay sheegeen in lagu soo rogay, kuwaas oo lagu sameynayo Leesinka ama ogolaanshaha dowladda ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-14T14:55:06+00:00","article_modified_time":"2024-08-15T07:54:33+00:00","og_image":[{"width":1512,"height":968,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/","name":"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png","datePublished":"2024-08-14T14:55:06+00:00","dateModified":"2024-08-15T07:54:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-15.52.30.png","width":1512,"height":968},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cid-bajaajlayda-lacag-ku-kordhinkartaa-majirto-ee-halasoo-cadeeyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cid Bajaajlayda lacag ku kordhinkartaa majirto ee halasoo cadeeyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181857"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181867,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181857\/revisions\/181867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181858"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}