{"id":181886,"date":"2024-08-15T15:35:13","date_gmt":"2024-08-15T12:35:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181886"},"modified":"2024-08-15T15:35:13","modified_gmt":"2024-08-15T12:35:13","slug":"daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181887\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png\" alt=\"\" width=\"1660\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png 1660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-300x208.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-1024x711.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-768x533.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-1536x1066.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-696x483.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-1068x741.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-605x420.png 605w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1660px) 100vw, 1660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Wasiirka gaadiidka duulista hawada xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal oo warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in go\u2019aanka dowladda Soomaaliya aanu wax iska beddali doonin, ayna rabto Soomaaliya in Itoobiya ay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin, iyada oo kadib soo mareyso waddada sharciga ah.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay rabtaa Itoobiya oo ka noqota wixii ay qaribtay, Soomaaliya waxay rabtaa Itoobiya oo raaligelin bixisa waddada sharciga ahna soo marta\u201d ayay tiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay tilmaamay in cidda qaladka iyo xadgudubka sameysay ay tahay Itoobiya, balse ay rajaneyso inay dib u sixi doonto wixii horay u dhacay.<\/p>\n<p>\u201cSidaad ogtihiin qaladaadka ay sameysay Itoobiya iyo xagdudubkii ay ku kacday Soomaali waa wada ogtahay waxaan rajeynayaa inay maskaxooda soo noqoto oo ay dambiyada ay galeen dib u tirtiraan\u201d ayay mar kale tiri wasiir Fardowsa Cismaan Cigaal.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay sii raaciysay \u201cIyadaa dagaalka soo qaatay, iyadaa jabisay shuruucda caalamiga ah annaga dhankeena wax qalad ah oo ka yimid malaha, waxaana rajeyneynaa inay kasoo baxaan waxaan rabno\u201d.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo shalay lagu kala tegay shirkii Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo soo idlaaday natiijo la\u2019aan, waxaase lagu ballamay in mar kale lagu isugu yimaado wareeg 3-aad oo dhacaya bisha soo socota.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F399490646090817%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga. Wasiirka gaadiidka duulista hawada xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal oo warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in go\u2019aanka dowladda Soomaaliya aanu wax iska beddali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-15T12:35:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/\",\"name\":\"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png\",\"datePublished\":\"2024-08-15T12:35:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png\",\"width\":1660,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin - Wardoon","description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-15T12:35:13+00:00","og_image":[{"width":1660,"height":1152,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/","name":"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png","datePublished":"2024-08-15T12:35:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee kala dhexeysa Itoobiya kadib fashilkii dhowaan ku yimid wada-hadallo ay labada dhinac ku yeesheen dalka Turkiga.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-15-at-13.30.21.png","width":1660,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-waa-inay-ka-laabato-qaladkeeda-ayna-bixiso-raaligelin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Itoobiya waa inay ka laabato qaladkeeda, ayna bixiso raaligelin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181886"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181886"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181889,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181886\/revisions\/181889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}