{"id":181898,"date":"2024-08-16T11:54:57","date_gmt":"2024-08-16T08:54:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181898"},"modified":"2024-08-16T11:54:57","modified_gmt":"2024-08-16T08:54:57","slug":"itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181899\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"989\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n-300x275.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n-1024x938.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n-768x703.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n-696x637.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n-1068x978.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n-459x420.webp 459w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha ciidanka militariga Itoobiya, Marshel Burhanu Julla oo ay weheliyeen madaxa sirdoonka militariga, madaxa howl-gelinta, madaxa saadka iyo saraakiil kale ayaa gaaray magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa loo diiwaangelinayaa markii u horreysay oo wafdi militari oo heerkan ah oo ka socda militariga Federaalka Itoobiya uu tagayo Godey, tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalkii 1977 iyo xilligii maxkamadaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale xubnahan ayaa tagi doonaa magaalada Feer-Feer oo ay Itoobiya ka hirgalinayso saldhig milateri, waxaana masuuliyiintan ay la hadli doonaan ciidan Itoobiyaan ah oo dhawaan laga soo saaray gobalka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Milateriga Itoobiya, ayaa la qorsheynayaa in laga soo raro saldhigyada Bahar Dar iyo Debre Zeit ee Waqooyiga dalkaas, iyagoo la dhigayo garoonka Goday oo ay ka duuli doonaan, taas oo ka dhigan in dhinaca Soomaaliya loo jiheynayo, iyadoo aysan jirin faahfaahin dheeraad ah oo la bixiyey.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Marka laga soo tago socdaalkan; Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa afhayeenkeedu qabtay shir jaraa\u2019id oo uu ku xoojinayay doonistooda badda illaa uu sheegay inan marna laga talaabi karin Itoobiya haddii Midowg Afrika uu cusboonaysiinayo howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, taasoo uu ula jeedo inay Itoobiya qeyb ka noqonayso.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tallaabooyinkan waxay u muuqdaan inay Itoobiya uga jawaabayso dhaqdhaqaaqyada diblomaasi iyo iskaashiga militari ee Soomaaliya, xilli markii u horreysay Dawladda Soomaaliya ay suuragal ka dhigayso inay ciidan Masaari ah saldhigyo ka sameystaan aag ku dhow saldhigyada militari ee Itoobiya. Waxaa intaa dheer oo socdaalkan loo qaadan karaa inay baaran deg dagaal ku jirto Itoobiya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka militariga Itoobiya, Marshel Burhanu Julla oo ay weheliyeen madaxa sirdoonka militariga, madaxa howl-gelinta, madaxa saadka iyo saraakiil kale ayaa gaaray magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida Waxaa loo diiwaangelinayaa markii u horreysay oo wafdi militari oo heerkan ah oo ka socda militariga Federaalka Itoobiya uu tagayo Godey, tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka militariga Itoobiya, Marshel Burhanu Julla oo ay weheliyeen madaxa sirdoonka militariga, madaxa howl-gelinta, madaxa saadka iyo saraakiil kale ayaa gaaray magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida Waxaa loo diiwaangelinayaa markii u horreysay oo wafdi militari oo heerkan ah oo ka socda militariga Federaalka Itoobiya uu tagayo Godey, tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-16T08:54:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"989\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/\",\"name\":\"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-16T08:54:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp\",\"width\":1080,\"height\":989},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka militariga Itoobiya, Marshel Burhanu Julla oo ay weheliyeen madaxa sirdoonka militariga, madaxa howl-gelinta, madaxa saadka iyo saraakiil kale ayaa gaaray magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida Waxaa loo diiwaangelinayaa markii u horreysay oo wafdi militari oo heerkan ah oo ka socda militariga Federaalka Itoobiya uu tagayo Godey, tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-16T08:54:57+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":989,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/","name":"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp","datePublished":"2024-08-16T08:54:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/455691568_2820686164752660_2179276102654569864_n.webp","width":1080,"height":989},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-cabsidi-ugu-wayned-haysata\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo cabsidi ugu wayned haysata"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181898"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181898"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181898\/revisions\/181900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}