{"id":181902,"date":"2024-08-17T10:42:20","date_gmt":"2024-08-17T07:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181902"},"modified":"2024-08-17T10:42:20","modified_gmt":"2024-08-17T07:42:20","slug":"uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181903\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594566372483682.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594566372483682.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594566372483682-300x151.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxamed El-Amine Souef, oo ah wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa u sheegay VOA-da in howlgalka ATMIS ay diiwaan-geliyeen ku dhawaad 4,000 oo dhimasho ah oo u badan askarta kasoo jeeda Burundi &amp; ganda&#8221;<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Mareykanku waxaan ku leenahay ugu yaraan 100 bilyan oo doolar oo ah shaqadayada Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri Muhoozi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mareykanka, oo ciidamadiisa kala baxay Soomaaliya ka dib dhacdadii madowga ahayd ee lagu dilay 1993-kii 18 Mareykan ah, ayaa ayuu sargaalkaan sheegay in uu ku tiirsanaa askarta Uganda si ay u gaaraan himilooyinka Washington ee Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Boqolaal ka tirsan askarta Uganda ayaa lagu dilay dagaallo dhiig badan ku daatay oo la doonayay in Al-Shabaab looga saaro caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraallada uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ee Muhoozi ayaa kusoo beegmaya xilli uu xumaaday xiriirka u dhexeeya Uganda iyo Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mareykanka ayaa dhawaan cunaqabateyn ku soo rogay mas\u2019uuliyiin ka tirsan Uganda, kaddib markii la sameeyay sharciga ka hortagga waxa loo yaqaaano LGPT, wuxuuna Maraykanka diiday inuu maalgasho Uganda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Washington waxay sidoo kale ka saartay Ugandha ka faa&#8217;iidaystayaasha Fursadaha Kobaca Afrika (AGOA) kaas oo siinaya waddamada Saxaraha ka hooseeya ee Afrika inay si cashuur la&#8217;aan ah u galaan suuqyada Maraykanka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya. Maxamed El-Amine Souef, oo ah wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa u sheegay VOA-da in howlgalka ATMIS ay diiwaan-geliyeen ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-17T07:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/\",\"name\":\"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-17T07:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya - Wardoon","description":"Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-17T07:42:20+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/","name":"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg","datePublished":"2024-08-17T07:42:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda General Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Museveni ayaa Mareykanka ka dalbaday magdhow dhan $100bn oo ah khasaaraha ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/mu7ni.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/uganda-oo-100-bilyan-oo-dollar-ah-oo-magdhow-ah-kurabta-ciidamada-looga-dilay-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Uganda oo 100 Bilyan oo dollar ah oo magdhow ah kurabta ciidamada looga dilay Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181902"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181905,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181902\/revisions\/181905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181904"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}