{"id":181906,"date":"2024-08-17T10:44:42","date_gmt":"2024-08-17T07:44:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181906"},"modified":"2024-08-17T10:46:07","modified_gmt":"2024-08-17T07:46:07","slug":"10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181907\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582-300x175.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shaqsiyaadkan ayaa lagu helay dambi ah in ay dad badan oo rayid ah iyo dad kaloo masuuliyiin ah ay ku laayeen magaalada Gaalkacyo, ka hor inta aysan laamaha amniga ee Puntland gacanta kusoo dhigin ku dhawaad saddex sano ka hor.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, ciidamada ammaanka Puntland ayaa sidoo kale baadigoob ugu jira saddex ka mid ah kooxdii saakay xukunka lagu fuliyay, balse dhawaan ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dadka baxsadka ah ayaa loo arkaa inay yihiin kuwo khatar badan, waxaana abaal-marin loo ballan qaaday ciddii keenta xog horseeda in la soo qabto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xukunkan ayaa noqonaya kii labaad ee ugu badan ee lagu fuliyo xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee ka dhaca magaalada Gaalkacyo, iyadoo sanadkii 2022-kii uu maamulka Puntland xukun dil ah ku fuliyay 18 xubnood oo Shabaab ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dilkooda ayaa loo arkaa mid dhabar jab weyn ku ah kooxda Al-shabaab oo tan iyo sannadkii 2008-dii ka geysanaysay Waqooyiga Gaalkacyo weeraro iyo dilal qorsheysan.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdirizakHajiAtosh%2Fvideos%2F503229082288207%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland. Shaqsiyaadkan ayaa lagu helay dambi ah in ay dad badan oo rayid ah iyo dad kaloo masuuliyiin ah ay ku laayeen magaalada Gaalkacyo, ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181907,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-17T07:44:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-17T07:46:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/\",\"name\":\"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-17T07:44:42+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-17T07:46:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg\",\"width\":660,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay - Wardoon","description":"Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay - Wardoon","og_description":"Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-17T07:44:42+00:00","article_modified_time":"2024-08-17T07:46:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/","name":"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg","datePublished":"2024-08-17T07:44:42+00:00","dateModified":"2024-08-17T07:46:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024817638594605112533582.jpg","width":660,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-alshabaab-ah-oo-gaalkacyo-lagu-toogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- 10 Alshabaab ah oo Gaalkacyo lagu toogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181906"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181906"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181910,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181906\/revisions\/181910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181907"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}