{"id":181927,"date":"2024-08-17T21:02:06","date_gmt":"2024-08-17T18:02:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181927"},"modified":"2024-08-17T21:02:06","modified_gmt":"2024-08-17T18:02:06","slug":"daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Raali kama nihin wax dhibaya  Bajaajlayda&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181929\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47.png\" alt=\"\" width=\"1634\" height=\"1140\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47.png 1634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-300x209.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-1024x714.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-768x536.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-1536x1072.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-696x486.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-1068x745.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-602x420.png 602w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.58.47-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1634px) 100vw, 1634px\" \/><br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo xaaladda dalka ku saabsan iyo farriin u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si gaar ah u dul-istaagay cabashada Bajaaj-leyda, arrimaha canshuuraha cusub ee iibka, wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Ugu horeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in cabashada Bajaaj-leyda Muqdisho ay soo gaartay, isagoo balan qaaday in qabad kasta oo jirta ay dowladdu xali doonto, isagoo dhalinyarada uga digay in lagu soo dhex dhuunto oo dano gaar ah laga dhex fushado.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka hadlay canshuurta cusub ee lasoo rogayo, isagoo faahfaahiyey qaabka loo qaadayo canshuurtaas oo horay wax faahfaahin ah aan looga bixin.<\/p>\n<p>\u201cBeen ayaa la idiin sheegay nidaamka Marjentiga la yiraahdo ee goobaha ganacsiga lacagta loogu diro ayaa lagu qaadayaa lacagtaan, adduunka waa canshuurta ugu yar ee dal qaado, dadka dhan iyo lacag kasta oo la isku dirayo ma ahan waxa la canshuurayo ee waa iibka,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa balan-qaaday in dadka ku takri falaya awooda dowladnimada uu dadka ka qaban doono, isagoo codsaday in dowladnimada loo hogaansamo \u201cWaa nala kabaa tan iyo markii dib loo soo dhisay dowladnimadeena 3-aad sanadkii labadii 2000, taas waxaan uga bixi karnaa inaad canshuurta bixisaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wax kasta oo cabasho ah oo ganacsatada ka timid ayuu sheegay inay soo gaareen, sidoo kalena wasiirka maaliyadda uu la fariistay ganacsatada, isagoo xaqiijiyey in dowladda ay ka go\u2019an tahay in canshuurtaasi la qaado, \u201cAnigoo odagii dalka ah waxaan codkeyga ku biiriyey in canshuurtaas qaadideeda la bilaabo ee walaalayaal nala ogolaada, wixii tabasho ahna dowladdu waa xalineysaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa nasiib darro ku tilmaamay arrinta Itoobiya, \u201cWaa nasiib darro in dowladda Itoobiya ay ka garaabi la\u2019dahay qaladka ay naga gashay, ma dhaceyso, waana riyo aan rumoobi doonin in Itoobiya ay dhulkeena qaadato ee hadan badeena ku darsato,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya ay difaaci jirtay qawaaniinta caalamiga ah, isagoo mar kale Itoobiya ugu baaqay inay ku soo laabato qawaaniinta caalamiga ah, isagoo shaaciyey wax yaabihii fashiliyey wadahadaladii Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cWadahadalkii Ankara sababta loogu kala tegay waa in Itoobiya ay weli diidan tahay in Soomaaliya ay tahay dal xor ah oo deriskeeda ah, taas ilaa ay ka aqoonsaneyso bad iyo ganacsi toona kama wadahadli karno, waa nasiib darro in qadiyadaas ay dadka qaar noo fahmeen inaan siyaasad ka dhex raadineyno ee xuquuqdii qarankaan ayaan ilaalineynaa, qof naga dambeeyana ma ogolaa doono ee dowladda Itoobiya miyirku ha u soo laabto,\u201d ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&quot;Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajta&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/neJmnhx84aM\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo xaaladda dalka ku saabsan iyo farriin u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa si gaar ah u dul-istaagay cabashada Bajaaj-leyda, arrimaha canshuuraha cusub ee iibka, wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimaha doorashooyinka. Ugu horeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181928,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo xaaladda dalka ku saabsan iyo farriin u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa si gaar ah u dul-istaagay cabashada Bajaaj-leyda, arrimaha canshuuraha cusub ee iibka, wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimaha doorashooyinka. Ugu horeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-17T18:02:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1006\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"574\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png\",\"datePublished\":\"2024-08-17T18:02:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png\",\"width\":1006,\"height\":574},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo xaaladda dalka ku saabsan iyo farriin u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa si gaar ah u dul-istaagay cabashada Bajaaj-leyda, arrimaha canshuuraha cusub ee iibka, wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimaha doorashooyinka. Ugu horeyn Madaxweynaha ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-17T18:02:06+00:00","og_image":[{"width":1006,"height":574,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/","name":"DAAWO:- \"Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png","datePublished":"2024-08-17T18:02:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-17-at-18.54.31.png","width":1006,"height":574},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raali-kama-nihin-wax-dhibaya-bajaajlayda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Raali kama nihin wax dhibaya Bajaajlayda&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181927"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181930,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181927\/revisions\/181930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181928"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}