{"id":181971,"date":"2024-08-20T01:21:52","date_gmt":"2024-08-19T22:21:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181971"},"modified":"2024-08-20T01:21:52","modified_gmt":"2024-08-19T22:21:52","slug":"markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/","title":{"rendered":"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181972\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkiga ayaa qorsheyneya inuu bisha soo socota u diro markabka cilmi-baarista, Oruc Reis, baloogyada saliidda ee ku yaalla badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay warbaahinta Bloomberg.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tallaabadani ayaa waxay qeyb ka tahay dadaallada Turkiga ee sahminta saliidda cayriinka iyo tamarta ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, Maxamed Xaashi, ayaa xaqiijiyay qorshaha Turkey ee sahminta saliidda Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah sida uu sheegay xoojinta joogitaanka Turkiga ee Afrika.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tallaabadani waxay ku soo beegmaysaa xilli uu Turkigu si firfircoon u doonayo inuu dhexdhexaadiyo Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay ka dhaxayso xiisad ka dhalatay heshiiska marin biyoodka ee Ethiopia ay la gashay Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkiga ayaa aaminsan haddii uu ku guulaysto xallinta muranka labada dal inay kaalin ka qaadan karto qorshihiisa ku aaddan sahminta helitaanka kaydka saliidda ee aan weli la sahmin oo ku hoos jira badweynta Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sahaminta Soomaaliya waxay ka dhigan tahay tallaabo kale oo loo qaaday dhanka gaarista madaxbannaanida tamarta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sannadkii hore, wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in Turkigu uu kordhiyey heshiiskii saadka gaaska dabiiciga ah (LNG) ee Aljeeriya muddo saddex sano ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa qorsheyneya inuu bisha soo socota u diro markabka cilmi-baarista, Oruc Reis, baloogyada saliidda ee ku yaalla badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay warbaahinta Bloomberg. Tallaabadani ayaa waxay qeyb ka tahay dadaallada Turkiga ee sahminta saliidda cayriinka iyo tamarta ee Soomaaliya. Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, Maxamed Xaashi, ayaa xaqiijiyay qorshaha Turkey ee sahminta saliidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181971","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkiga ayaa qorsheyneya inuu bisha soo socota u diro markabka cilmi-baarista, Oruc Reis, baloogyada saliidda ee ku yaalla badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay warbaahinta Bloomberg. Tallaabadani ayaa waxay qeyb ka tahay dadaallada Turkiga ee sahminta saliidda cayriinka iyo tamarta ee Soomaaliya. Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, Maxamed Xaashi, ayaa xaqiijiyay qorshaha Turkey ee sahminta saliidda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-19T22:21:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/\",\"name\":\"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-19T22:21:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid - Wardoon","og_description":"Turkiga ayaa qorsheyneya inuu bisha soo socota u diro markabka cilmi-baarista, Oruc Reis, baloogyada saliidda ee ku yaalla badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay warbaahinta Bloomberg. Tallaabadani ayaa waxay qeyb ka tahay dadaallada Turkiga ee sahminta saliidda cayriinka iyo tamarta ee Soomaaliya. Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, Maxamed Xaashi, ayaa xaqiijiyay qorshaha Turkey ee sahminta saliidda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-19T22:21:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/","name":"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg","datePublished":"2024-08-19T22:21:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024819638596580588379612.jpg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-kabaarayay-soomaaliya-oo-yimid\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Markabkii Shidaalka kabaarayay Soomaaliya oo yimid"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181971"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181971"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181973,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181971\/revisions\/181973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181972"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}