{"id":181981,"date":"2024-08-20T11:55:51","date_gmt":"2024-08-20T08:55:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181981"},"modified":"2024-08-20T11:55:51","modified_gmt":"2024-08-20T08:55:51","slug":"puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/","title":{"rendered":"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144384\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag $6 Milyan ah oo dowladda dhexe ay sheegtay inay siisay maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid ayaa beeniyay in lacagtaas ay ka qaateen dowladda Xasan Sheekh, xilli uu wasiir ku-xigeenka maaliyadda uu shaaciyay in lacagtaasi dalab uga yimid Deni ay si cadaan ah ugu shubern khasnadda Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka ayaa sheegay in lacagaha ay Puntland ka heshay Bangiga Adduunka ay yihiin lacago ay cogsigeeda iyadu gudbisatay, si looga caawiyo kabka miisaaniyadeeda, balse aysan aheyn mid ay bixiso dowladda dhexe ama ay kasoo shaqeysay.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Dhaqaalahaasi xiriir lama laha mid ka yimid dowladda federaalka ama ugu yaraan ay kasoo shaqeysay. Waxaaba dowladda (Xasan Sheekh) u xaniban malaayiin dollar oo mashaariic looga fulin lahaa Puntland,\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku fadhiso malaayiin dollar oo wax loogu qaban lahaa reer Puntland, isaggoo sheegay inay doonayso in mashaariicda Puntland laga maamulo Muqdisho, taasina ay tahay sababta labada dhinac isku hayaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Caydiid ayaa ugu dambeyntiina wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in masuul laga soo doortay Puntland uu been abuur ka sheego deegaankiisa, taas oo uu ula jeedo wasiir ku-xigeenka maaliyadda Soomaaliya oo ah xildhibaan laga soo doortay maamulkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Soomaaliya Cabdiqafaar Xaange ayaa dhawaan shaaciyay in madaxweyne Saciid Deni uu dalbaday in lacag dhan $6 Milyan oo caddaan ah si toos ah loogu shubo khasnada maamulka Puntland.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Maaliyadda DFS waxay Dawaldda Puntland u wareejisay (fiscal transfer) lacag dhan $6,348,826 ( lix Milyan sedex boqol afartan iyo sideed kun sideed boqol labaatan lix doolar) oo ah kab miisaaniyadeed,\u201d ayuu wasiir Xaange ku yiri qoraal uu soo saaray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu intaas kusii daray wasiirka \u201cWaxaa xusid in madaxweynaha Puntland codsaday in lacagahaas caddaanka (cash) toos loogu soo shubo.\u201d<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag $6 Milyan ah oo dowladda dhexe ay sheegtay inay siisay maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid ayaa beeniyay in lacagtaas ay ka qaateen dowladda Xasan Sheekh, xilli uu wasiir ku-xigeenka maaliyadda uu shaaciyay in lacagtaasi dalab uga yimid Deni ay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag $6 Milyan ah oo dowladda dhexe ay sheegtay inay siisay maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid ayaa beeniyay in lacagtaas ay ka qaateen dowladda Xasan Sheekh, xilli uu wasiir ku-xigeenka maaliyadda uu shaaciyay in lacagtaasi dalab uga yimid Deni ay si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-20T08:55:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/\",\"name\":\"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-20T08:55:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag $6 Milyan ah oo dowladda dhexe ay sheegtay inay siisay maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid ayaa beeniyay in lacagtaas ay ka qaateen dowladda Xasan Sheekh, xilli uu wasiir ku-xigeenka maaliyadda uu shaaciyay in lacagtaasi dalab uga yimid Deni ay si [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-20T08:55:51+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/","name":"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","datePublished":"2024-08-20T08:55:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-inkirtay-in-6-milyan-kaqadatay-dowlada-fedralka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo inkirtay in $6 Milyan kaqadatay Dowlada fedralka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181982,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181981\/revisions\/181982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144384"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}