{"id":181998,"date":"2024-08-22T12:25:16","date_gmt":"2024-08-22T09:25:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181998"},"modified":"2024-08-22T12:25:16","modified_gmt":"2024-08-22T09:25:16","slug":"daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181999\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in mas\u2019uuliyiinta Itoobiya qaarkood ay isku dayayaan in ciidamadooda ay si qasab ah ku joogaan gudaha Soomaaliya, iyaga oo ku doodaya in uu dhiig badan kaga baxay muddada ay joogeen dalka, maadaama ay qayb ka yihiin ATMIS.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Axmed Macallin Fiqi ayaa ganafka ku dhuftay in aysan suuragelin karin arrintaasi, isaga oo xusay in ciidamada Itoobiya ay qudhooda gacan ka geysteen dilka in ka badan 20 kun oo Soomaali ah sanadihii u dhexeeyay 2007-2008, sidoo kalena ay burburiyeen hanti dadweyne, ayna sababeen barakaca 800 kun oo qof.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waa jiraan Ciidamo Itoobiya iyo guud ahaan howlgalka ATMIS uga dhintay dagaalka lagula jiro Khawaarijta balse taas micnaheedu ma ahan aan baddaada iyo dhulkaaga qaato, intaas waxaa ka badan inta nooga dhintay si dalka looga xoreeyo gumeysiga\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu sii raaciyay \u201cWaxaan arkaynaa in mas\u2019uuliyiin Itoobiyaan ah ay isku dayayaan in ay ciidamadooda qasab ku sii joogaan Soomaaliya, kuwaasi oo u dhaqmaya sidii ciidan aan ka tirsaneyn howlgalka ATMIS, taasina sax maaha, go\u2019aanka dalalka kamid noqonaya howlgalka cusub ee Soomaaliya wuxuu u yaalla dowladda Federaalka\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kale oo uu wasiirka arrimaha dibadda intaasi kusii daray in aysan jirin wax gooya qiimaha wadajirka dhuleed iyo badeed ee Soomaaliya, hadii ay tahay maal ama dhiigba.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dhowaan madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Itoobiya Aadan Faarax Ibraahim uu sheegay in Itoobiya ay dadaal badan gelisay amniga Soomaaliya, ayna askar uga dhinteen, isaga oo sidoo kale xusay in labada waddan ay wadaagaan xuduud dheer, isla markaana shacabka labada dhinac ee xiga dhanka xuduudda ay yihiin dad walaalo ah oo wadaaga dhaqan, diin iyo isir.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, arrimaha ayaa kusoo beegmaya iyada oo weli halkeeda ay tahay xiisadda diblumaasiyadeed ee u dhexeysa Addis Ababa iyo Muqdisho, taas oo ka dhalatay heshiiska badda ee uu ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed la galay maamulka Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiir Fiqi&quot;Waxan diblomaasiyiinta xog ka siinay shirkii ka dhacayTurkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VbrfNjWuD1w\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa. Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in mas\u2019uuliyiinta Itoobiya qaarkood ay isku dayayaan in ciidamadooda ay si qasab ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-22T09:25:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-22T09:25:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya\" - Wardoon","description":"Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya\" - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-22T09:25:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/","name":"DAAWO:- \"Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg","datePublished":"2024-08-22T09:25:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isaga oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray mas\u2019uuliyiinta Addis Ababa.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024822638598941715856712.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamada-itoobiya-waxay-doonayaan-inay-qasab-kusii-joogaan-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Ciidamada Itoobiya waxay doonayaan inay qasab kusii joogaan Soomaaliya&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181998"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182000,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181998\/revisions\/182000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}