{"id":182067,"date":"2024-08-23T12:32:11","date_gmt":"2024-08-23T09:32:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182067"},"modified":"2024-08-23T12:32:11","modified_gmt":"2024-08-23T09:32:11","slug":"ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/","title":{"rendered":"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182068\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkadaha diyaaradaha ee Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa deg deg u cusbooneysiiyey xogta duulimaadkooda iyagoo raacaya awaamiirta Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku amartay inay duulimaadkooda Hargeysa ka dhigaan Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Amarka Hay\u2019adda ayaa u dhignaa in duulimaadka diyaaradahaas oo ahaa \u201cHargeysa Somaliland, loo bedelo Hargeysa, Soomaaliya\u201d maadaama hawada dalka oo dhan ay maamusho hey\u2019adda duulista rayidka ee dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Isla maanta shirkadaha diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa shaaciyey inay u hoggaamsameen amarkaas, isla markaana ay duulimaadyadoodii Hargeysa ka reebeen Somalialnd.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">FlyDubai ayaa raacisay Hargeysa, Somalia, halka Ethiopian Airlines ay ku soo koobtay kaliya Hargeysa, inkasta oo aysan caddeyn haddii ay Dowladda Federaalka ku qanci doonto middaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Durbadiiba dadka reer Somaliland ayaa ka carooday arrintaan, iyagoo ku andacoonaya in shirkadahaasi ay ku xadgubayaan qaranimada iyo madax-banaanida Somaliland, maadaama ay u hoggaansameen awaamiirta dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan aad iyo aad uga xunahay falkii Flydubai iyo Flyethiopian ay ugu xadgudbeen qaranimada iyo sharafta dalkeena, kadib markii ay u hogaansameen go\u2019aamadii iyo awaamiirtii maamulkii Muqdisho ee fashilmay ee ahaa in ay meesha ka saaraan duulimaadyadooda Somaliland,\u201d ayuu yiri mid ka midah dhalinyarada reer Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliya ayaa shalay amarkaan soo saartay, iyadoo shirkadahaas u cadeysay ciqaabta ay muteysa doonaan hadii ay fuli waayaan amarka dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Somaliland weli kama hadlin arrintaan, waxaana laga sugayaa go\u2019aanka ay ka qaadanayaan shirkadahaan u hoggaansamay amarka dowladda federaalka Soomaaliya, kaas oo meesha ka saaraya magaca Somaliland oo Hargeysa ka dhigaya magaalo Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Diyaaradda Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa markii hore ku duuli jiray Hargeysa Somaliland, balse hadda kadib waxay ku duuli doonaan Hargeysa Soomaaliya, taasi oo baabi\u2019ineysa riyadii gooni u goosadka ee maamulka Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka eeg Amarka DF<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182069\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o.webp\" alt=\"\" width=\"1290\" height=\"1728\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o.webp 1290w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-224x300.webp 224w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-764x1024.webp 764w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-768x1029.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-1147x1536.webp 1147w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-696x932.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-1068x1431.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo8aAAAzV3o-314x420.webp 314w\" sizes=\"(max-width: 1290px) 100vw, 1290px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-182070\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo9aIAE-2Bf.webp\" alt=\"\" width=\"535\" height=\"680\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo9aIAE-2Bf.webp 535w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo9aIAE-2Bf-236x300.webp 236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GVgUfo9aIAE-2Bf-330x420.webp 330w\" sizes=\"(max-width: 535px) 100vw, 535px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadaha diyaaradaha ee Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa deg deg u cusbooneysiiyey xogta duulimaadkooda iyagoo raacaya awaamiirta Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku amartay inay duulimaadkooda Hargeysa ka dhigaan Soomaaliya. Amarka Hay\u2019adda ayaa u dhignaa in duulimaadka diyaaradahaas oo ahaa \u201cHargeysa Somaliland, loo bedelo Hargeysa, Soomaaliya\u201d maadaama hawada dalka oo dhan ay maamusho hey\u2019adda duulista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkadaha diyaaradaha ee Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa deg deg u cusbooneysiiyey xogta duulimaadkooda iyagoo raacaya awaamiirta Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku amartay inay duulimaadkooda Hargeysa ka dhigaan Soomaaliya. Amarka Hay\u2019adda ayaa u dhignaa in duulimaadka diyaaradahaas oo ahaa \u201cHargeysa Somaliland, loo bedelo Hargeysa, Soomaaliya\u201d maadaama hawada dalka oo dhan ay maamusho hey\u2019adda duulista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-23T09:32:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/\",\"name\":\"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-23T09:32:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF - Wardoon","og_description":"Shirkadaha diyaaradaha ee Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa deg deg u cusbooneysiiyey xogta duulimaadkooda iyagoo raacaya awaamiirta Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku amartay inay duulimaadkooda Hargeysa ka dhigaan Soomaaliya. Amarka Hay\u2019adda ayaa u dhignaa in duulimaadka diyaaradahaas oo ahaa \u201cHargeysa Somaliland, loo bedelo Hargeysa, Soomaaliya\u201d maadaama hawada dalka oo dhan ay maamusho hey\u2019adda duulista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-23T09:32:11+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/","name":"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg","datePublished":"2024-08-23T09:32:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/maxresdefault-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ethiopian-airlines-iyo-flydubai-oo-qaatay-amar-ka-soo-baxay-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo qaatay amar ka soo baxay DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182067"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182067"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182073,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182067\/revisions\/182073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182068"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}