{"id":182080,"date":"2024-08-24T11:25:26","date_gmt":"2024-08-24T08:25:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182080"},"modified":"2024-08-24T11:25:26","modified_gmt":"2024-08-24T08:25:26","slug":"kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182081\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"357\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo lagu helay inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii sanadkaan 2024.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud ayaa 6-dii bishii Marso ee sanadkaan Maxakamadda gobolka Banaadir ku riday xukun dil toogasho oo ah qisaasta marwadiisii Luul Sheekh Cabdicasiis.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hayeshee Sayid Cali Macalin iyo qareenadda difaacayay ayaa racfaan ka qaatay xukunkaas oo ay sheegeen iney ku qanacsaneen, waxaana markale 15-kii bishii May ee sanadkaan lagu xukumay Sayid Cali dil toogasho ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee qareennada Sayid Cali oo aan hadana ku qancin xukunka labaad ayaa mar kale cabasho u aaday Maxkamadda Sare ee dalka, taasoo kiiskaan mudeysay in la dhageysto maanta oo ah sabti oo taariiqdu tahay 24-ka Agoosto 2024 si kiiskaan looga gaaro go\u2019aan kama dambeys ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shacabka Soomaaliyeed oo mudo ku siman sideed bilood si gaar ah isha ugu soo haayay kiiskaanka xasaasiga ah ayaa maanta wada sugaya natiijada kama dambeysta ah ee kasoo bixi doonto kiiskaan horyaala Maxakamadda sare ee dalka.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1205247680519268%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo lagu helay inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii sanadkaan 2024. Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud ayaa 6-dii bishii Marso ee sanadkaan Maxakamadda gobolka Banaadir ku riday xukun dil toogasho oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo lagu helay inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii sanadkaan 2024. Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud ayaa 6-dii bishii Marso ee sanadkaan Maxakamadda gobolka Banaadir ku riday xukun dil toogasho oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-24T08:25:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/\",\"name\":\"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-24T08:25:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg\",\"width\":660,\"height\":357},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo lagu helay inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii sanadkaan 2024. Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud ayaa 6-dii bishii Marso ee sanadkaan Maxakamadda gobolka Banaadir ku riday xukun dil toogasho oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-24T08:25:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":357,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/","name":"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg","datePublished":"2024-08-24T08:25:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600633985855780.jpg","width":660,"height":357},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-sayid-cali-oo-kabilowday-maxkamadda-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"kiiska Sayid Cali oo kabilowday Maxkamadda Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182080"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182082,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182080\/revisions\/182082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182081"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}