{"id":182083,"date":"2024-08-24T11:28:50","date_gmt":"2024-08-24T08:28:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182083"},"modified":"2024-08-24T11:28:50","modified_gmt":"2024-08-24T08:28:50","slug":"maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182084\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo loo haystay dilka guddoomiyihii deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan Mool gale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda sare ayaa Daadir Cali Cismaan ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaasta marxuumkii dhintay Xuseen Xasan Mool gale, waxaana sidoo kale Maxakamadu ay fasaxday oo dib xuriyadiisa ay u siisay Cabdullaahi Cali Cismaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dilka guddoomiyahii deegaanka Mareerey ayaa dhacay 30-kii bishii Marso ee sanadkan 2024, wuxuuna ahaa dil si aargoosi ah loogu geystay guddoomiyaha oo la tilmaamay inuu horay u dilay nin ay walaalo ahayeen ninka isaga dilay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">kiiskan ayaa ahaa mid soo maray marxalado kala duwan, iyadoo Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada ay horay uga soo saartay xukun 30-kii bishiin June ee sanadkan, hayeeshee xukun saneyaasha ayaa racfaan ka qaatay xukunkii lagu riday.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeynti Daadir Cali Cismaan ayaa horay Maxkamadda ciidamada qalabka sida uga hor cadeeyay inu gacantiisa ku dilay guddoomiyihii deegaanaka Mareerey, islamarkaana uu u dilay sababo la xiriirta inuu horay u dilay Walaalkiis, hayeshee dilkaas ayaa ahaa mid horay looga heshiiyay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo loo haystay dilka guddoomiyihii deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan Mool gale. Maxkamadda sare ayaa Daadir Cali Cismaan ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaasta marxuumkii dhintay Xuseen Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo loo haystay dilka guddoomiyihii deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan Mool gale. Maxkamadda sare ayaa Daadir Cali Cismaan ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaasta marxuumkii dhintay Xuseen Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-24T08:28:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/\",\"name\":\"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-24T08:28:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday laba nin oo walaalo ah oo loo haystay dilka guddoomiyihii deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan Mool gale. Maxkamadda sare ayaa Daadir Cali Cismaan ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaasta marxuumkii dhintay Xuseen Xasan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-24T08:28:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/","name":"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg","datePublished":"2024-08-24T08:28:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600655666308953.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-xukun-ku-riday-labo-walaalo-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda Sare oo Xukun ku riday labo Walaalo ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182083"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182085,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182083\/revisions\/182085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182084"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}