{"id":182086,"date":"2024-08-24T21:37:42","date_gmt":"2024-08-24T18:37:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182086"},"modified":"2024-08-24T21:37:42","modified_gmt":"2024-08-24T18:37:42","slug":"xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/","title":{"rendered":"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa soo saartay amar ay ciwaan uga dhigtay \u201cilaalinta qaranimada iyo madax-banaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Amarkaan ayaa ku socda shirkadaha ,  ,            .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkadahaan ayaa adeegooda ku bixiya magaca Somaliland, iyagoo muujinaya inay u aqoonsan yihiin dal ka madax-banaan jamhuuriyadda Soomaaliya, taasi oo ka careysiisay dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Xawaaladaha iyo shirkadaha ay wargelintaani ku socoto waxaa la farayaa inay joojiyaan xadgudubka lidiga ku ah gobanimada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, isla markaana ay ka saaraan mareegaha iyo hababka kale oo ay isticmaalaan magaca Somaliland, kuna koobaan kaliya magaca Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay wasaaradda ganacsiga Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaarada ayaa shirkadahaas u qabatay in magaca Soomaaliya ay adeeg kasta ku qoraan ugu dambeyn 1-da bisha soo socota ee September.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Fulinta amarkaan waxaa la farayaa shirkad kasta oo wada shaqeyn ay kala dhaxeyso shirkadaha ku xadgudbaya qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri qoraalkaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Ganacsiga ayaa ku wargelisay shirkadii ama xawaaladii jebisa amarkaan in loo tixgeli doono inay si bareer ah u jebisay amarka dowlada kana soo horjeedo qaranimada Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso qoraalka<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182087\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa soo saartay amar ay ciwaan uga dhigtay \u201cilaalinta qaranimada iyo madax-banaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya.\u201d Amarkaan ayaa ku socda shirkadaha , , . Shirkadahaan ayaa adeegooda ku bixiya magaca Somaliland, iyagoo muujinaya inay u aqoonsan yihiin dal ka madax-banaan jamhuuriyadda Soomaaliya, taasi oo ka careysiisay dowladda federaalka Soomaaliya. \u201cXawaaladaha iyo shirkadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa soo saartay amar ay ciwaan uga dhigtay \u201cilaalinta qaranimada iyo madax-banaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya.\u201d Amarkaan ayaa ku socda shirkadaha , , . Shirkadahaan ayaa adeegooda ku bixiya magaca Somaliland, iyagoo muujinaya inay u aqoonsan yihiin dal ka madax-banaan jamhuuriyadda Soomaaliya, taasi oo ka careysiisay dowladda federaalka Soomaaliya. \u201cXawaaladaha iyo shirkadaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-24T18:37:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"933\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/\",\"name\":\"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-24T18:37:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg\",\"width\":660,\"height\":933},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa soo saartay amar ay ciwaan uga dhigtay \u201cilaalinta qaranimada iyo madax-banaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya.\u201d Amarkaan ayaa ku socda shirkadaha , , . Shirkadahaan ayaa adeegooda ku bixiya magaca Somaliland, iyagoo muujinaya inay u aqoonsan yihiin dal ka madax-banaan jamhuuriyadda Soomaaliya, taasi oo ka careysiisay dowladda federaalka Soomaaliya. \u201cXawaaladaha iyo shirkadaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-24T18:37:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":933,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/","name":"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg","datePublished":"2024-08-24T18:37:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024824638600974271105627.jpg","width":660,"height":933},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-oo-laga-mamnuucay-inay-isticmaalaan-magaca-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xawaaladaha oo laga mamnuucay inay isticmaalaan magaca Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182086"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182088,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182086\/revisions\/182088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182087"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}