{"id":182092,"date":"2024-08-25T11:50:58","date_gmt":"2024-08-25T08:50:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182092"},"modified":"2024-08-25T11:50:58","modified_gmt":"2024-08-25T08:50:58","slug":"qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/","title":{"rendered":"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182093\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraxyo is xig-xigay ayaa mar qura ka dhacay Ceelasha, waxaana xigtay gubashada goobaha ganacsiga oo intooda badan gubtay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay toos u beegsatay goobahaasi ganacsi, kadib markii la sheegay in lagu amray inay xiraan Caamirooyinka qarsoon ee CC TV.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaalad kacsan ayaa weli ka jirta Ceelasha Biyaha, waxaana sidoo kale ku sugan ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya oo iyaguna baaritaano dheeraad ah ka wada halkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Weerarka ka dhacay Ceelasha waxaa ka horreeyay qaraxyo kale oo todobaadkii hore ka dhacay halkaasi, kuwaas oo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, dhacdooyinkan is xig-xiga ayaa imaanaya, xilli Ceelasha Biyaha iyo deegaanasa u dhow ay maalmahan howlgallo culus ka wadeen ciidamada ammaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi. Qaraxyo is xig-xigay ayaa mar qura ka dhacay Ceelasha, waxaana xigtay gubashada goobaha ganacsiga oo intooda badan gubtay. Wararka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-25T08:50:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/\",\"name\":\"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-25T08:50:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha - Wardoon","description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-25T08:50:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/","name":"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg","datePublished":"2024-08-25T08:50:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kuwaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqyada waa wayn ee deegaankaasi.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024825638601535155982161.jpg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-lagu-gubay-suuqyada-ugu-weynaa-ceelasha-biyaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaraxyo xoogan oo lagu gubay Suuqyada ugu weynaa Ceelasha Biyaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182092"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182092"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182094,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182092\/revisions\/182094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182093"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}