{"id":182112,"date":"2024-08-25T12:10:12","date_gmt":"2024-08-25T09:10:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182112"},"modified":"2024-08-25T12:10:12","modified_gmt":"2024-08-25T09:10:12","slug":"daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/","title":{"rendered":"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182100\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-1536x1025.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456908950_1001909888642284_8396451913874542402_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa.<\/p>\n<p>\u201cLabada sano ee soo socotaa waa ka duwanaan doonaan, labadii sano ee la soo dhaafay, mashaariic aad u waaweyn ayaan soo kordhin doonaa, waana balan qaadeynaa taas\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in aan la in kiri karin waxqabadka uu sheegay in dawladdiisu la timid labadii sano ee la soo dhaafay, isagoo hoosta ka xariiqay in taasi ku timid midnimada iyo wadashaqeynta dawladda dhexdeeda.<\/p>\n<p>\u201cOrodkii iyo xawaarihii aan labo sano ku soo gaarnay, labada sano ee dhiman waa in aan ka sii dheeraynaa, kana duwanaadaan kuwii hore, mashaariic aad u waaweyn ayaan soo kordhin doonaa waana balan qaadaynaa taas\u201d ayuu intaa ku daray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xalay waxa Muqdisho lagu qabtay barnaamij la sheegay in lagu soo bandhigay wax qabadka xukuumadda Ra\u2019isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo labo sano jir satay, balse intii munaasabaddaasi socotay marnaba laguma soo bandhigiin waxyabaha ay ka gaabisay muddadii ay jirtay ee ay ahayd in ay wax ka qabato.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F26558944290418609%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa. \u201cLabada sano ee soo socotaa waa ka duwanaan doonaan, labadii sano ee la soo dhaafay, mashaariic aad u waaweyn ayaan soo kordhin doonaa, waana balan qaadeynaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182098,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa. \u201cLabada sano ee soo socotaa waa ka duwanaan doonaan, labadii sano ee la soo dhaafay, mashaariic aad u waaweyn ayaan soo kordhin doonaa, waana balan qaadeynaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-25T09:10:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/\",\"name\":\"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-25T09:10:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa. \u201cLabada sano ee soo socotaa waa ka duwanaan doonaan, labadii sano ee la soo dhaafay, mashaariic aad u waaweyn ayaan soo kordhin doonaa, waana balan qaadeynaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-25T09:10:12+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/","name":"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg","datePublished":"2024-08-25T09:10:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/456621011_1001909935308946_2497294673331760167_n.jpg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mashaariicyo-waawayn-ayaa-soosocdo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO.- Mashaariicyo waawayn ayaa soosocdo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182112"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182113,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182112\/revisions\/182113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}