{"id":182122,"date":"2024-08-26T11:52:52","date_gmt":"2024-08-26T08:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182122"},"modified":"2024-08-26T11:52:52","modified_gmt":"2024-08-26T08:52:52","slug":"xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182123\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png\" alt=\"\" width=\"1424\" height=\"780\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png 1424w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00-300x164.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00-1024x561.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00-768x421.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00-696x381.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00-1068x585.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00-767x420.png 767w\" sizes=\"(max-width: 1424px) 100vw, 1424px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">40 Arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka siiyey Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay ayaa aqoon kororsi loogu diray dalka Uganda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ardaydaan ayaa maanta diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxayna koorso aqoon kororsi ah ku soo qaadanayaan Jaamacada Makarera ee dalka Uganda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhamaan gobollada dalka ayey ka kala yimaadeen 40-ka arday ee aqoonyahanada ah ee ka faa\u2019iideystay safarkaan aqoon kororsiga ah ee dalka Uganda ay ugu baxeen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ardayda baxday oo warbaahinta kula hadashay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud uga mahad celiyey fursadaan qaaliga ah ee uu siiyey.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Aqoonyahan kasta waxa uu maanta sheegay deegaanka uu ka yimid, sida uu dareenkiisu yahay taqasuskiisa iyo waxay kaga dhigan tahay fursadaan uu siiyey Madaxweyne Xasan Sheekh oo horay uga baxay Jaamacadaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa xafladii qalinjebintiisa ka balan-qaaday in jaamacadda uu ka bixinayo ilaa 100 aqoonyahan oo qaadanaya heerka 3-aad ee waxbarashada Jaamacadda PhD.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Jaamacadda Makareri ee dalka Uganda ayaa lagu qaadanayaa koorsooyinkaas aqoon kororsiga ah, in kastoo aan warbixintan lagu shaacin inta ay soconeyso ama ardaydaan ay ku maqnaaneyso.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"40 arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan ka siiyey Jaamacadda Nabadda QM\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/U2Yh_KvxMaI\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>40 Arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka siiyey Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay ayaa aqoon kororsi loogu diray dalka Uganda. Ardaydaan ayaa maanta diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxayna koorso aqoon kororsi ah ku soo qaadanayaan Jaamacada Makarera ee dalka Uganda. Dhamaan gobollada dalka ayey ka kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"40 Arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka siiyey Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay ayaa aqoon kororsi loogu diray dalka Uganda. Ardaydaan ayaa maanta diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxayna koorso aqoon kororsi ah ku soo qaadanayaan Jaamacada Makarera ee dalka Uganda. Dhamaan gobollada dalka ayey ka kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-26T08:52:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1424\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png\",\"datePublished\":\"2024-08-26T08:52:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png\",\"width\":1424,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO - Wardoon","og_description":"40 Arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka siiyey Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay ayaa aqoon kororsi loogu diray dalka Uganda. Ardaydaan ayaa maanta diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxayna koorso aqoon kororsi ah ku soo qaadanayaan Jaamacada Makarera ee dalka Uganda. Dhamaan gobollada dalka ayey ka kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-26T08:52:52+00:00","og_image":[{"width":1424,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/","name":"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png","datePublished":"2024-08-26T08:52:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-26-at-09.52.00.png","width":1424,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-40-arday-gaaraysa-waxbarasho-jaamacadeed-oo-phd-ah-u-diray-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo 40 arday gaaraysa waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182122"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182124,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182122\/revisions\/182124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182123"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}