{"id":182156,"date":"2024-08-27T12:19:00","date_gmt":"2024-08-27T09:19:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182156"},"modified":"2024-08-27T12:19:00","modified_gmt":"2024-08-27T09:19:00","slug":"daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182158\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp\" alt=\"\" width=\"602\" height=\"401\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp 602w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811-300x200.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 602px) 100vw, 602px\" \/><\/p>\n<p>Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab shidaal usbuucii hore.<\/p>\n<p>Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa goor dambe oo Axadii ahayd, u soo jeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu \u201d cambaareeyo\u201d weerarka Xuutiyiintu ay ku qaadeen MT Delta Sounion.<\/p>\n<p>\u201cFicilada naxariis darada ah ee Xuutiyiintu waxay halis ku yihiin inay abuuraan masiibo deegaan oo cawaaqib xun ku leh gobolka,\u201d ayay Linda Thomas-Greenfield ku soo qortay barteeda X.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu dalbado in si degdeg ah loogu hoggaansamo qaraarkii bishii Janaayo ee Xuutiyiinta ugu baaqaya inay si degdeg ah u joojiyaan weerarrada ay ku hayaan maraakiibta maraya Badda Cas.<\/p>\n<p>Xuutiyiinta oo ay taageerto Iran ayaa sheegay Khamiistii inay beegsadeen markab watay calanka Giriiga, taasoo qayb ka ahayd ololahooda ka dhanka ah maraakiibta ganacsiga ee maraya badda cas, iyaga oo taageero u muujinaya Falastiiniyiinta xilli uu socdo dagaalka Israel iyo Xamaas ee Gaza.<\/p>\n<p>Kooxaha gurmadka degdegga ah ayaa ka daadgureeyay shaqaalihii markabkaas saarnaa, ka dib markii la weeraray, taasoo keentay in markabka uu dab qabsado.<\/p>\n<p>Howlgalka ciidamada badda cas ee Midowga Yurub ee Aspides ayaa sheegay in markabka uu siday 150,000 metric ton oo saliid ceyriin ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/1070-713-5502f695cb02488aa2ca5ea2a692fbc1.jpg.article-962.jpg\" alt=\"\" width=\"962\" height=\"641\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/1070-713-5502f695cb02488aa2ca5ea2a692fbc1.jpg.article-962.jpg 962w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/1070-713-5502f695cb02488aa2ca5ea2a692fbc1.jpg.article-962-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/1070-713-5502f695cb02488aa2ca5ea2a692fbc1.jpg.article-962-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/1070-713-5502f695cb02488aa2ca5ea2a692fbc1.jpg.article-962-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/1070-713-5502f695cb02488aa2ca5ea2a692fbc1.jpg.article-962-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka Matthew Miller ayaa Sabtidii sheegay in Xuutiyiintu \u201cay caddeeyeen inay diyaar u yihiin inay burburiyaan hannaanka kalluumaysiga iyo bii\u2019adda ama deegaanka ee gobolka, taas oo bulshada Yemen iyo bulshooyinka kale ee gobolkuba ay ku tiirsan yihiin\u201d<br \/>\nOlolaha Xuutiyiinta ayaa hakad galiyay maraakiibtii ganacsi ee isaga kala gooshaysay badda cas iyo gacanka cadmeed,taasi oo keentay in shirkado badan oo maraakiib ah ay marakiibta u rogaan wadooyin dhaadheer oo qaali ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"On Cam: Houthi Missile Hits NATO Nation Ship, Huge Blast; Attack After Israel Hits Yemen | Iran\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2VFl_62hwX8\" width=\"1080\" height=\"608\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab shidaal usbuucii hore. Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa goor dambe oo Axadii ahayd, u soo jeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu \u201d cambaareeyo\u201d weerarka Xuutiyiintu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182158,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab shidaal usbuucii hore. Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa goor dambe oo Axadii ahayd, u soo jeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu \u201d cambaareeyo\u201d weerarka Xuutiyiintu ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-27T09:19:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"602\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-27T09:19:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp\",\"width\":602,\"height\":401},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday - Wardoon","og_description":"Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab shidaal usbuucii hore. Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa goor dambe oo Axadii ahayd, u soo jeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu \u201d cambaareeyo\u201d weerarka Xuutiyiintu ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-27T09:19:00+00:00","og_image":[{"width":602,"height":401,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/","name":"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp","datePublished":"2024-08-27T09:19:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/main-qimg-66987a92eea78b4b5c49662abd6ae811.webp","width":602,"height":401},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xuutiyiinta-oo-gubay-markab-shidaal-waday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xuutiyiinta oo gubay markab shidaal waday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182156"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182159,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182156\/revisions\/182159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182158"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}