{"id":182179,"date":"2024-08-29T12:27:49","date_gmt":"2024-08-29T09:27:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182179"},"modified":"2024-08-29T12:45:45","modified_gmt":"2024-08-29T09:45:45","slug":"itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg 625w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed-300x192.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Ethiopia ayaa shalay si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan walaac ay sheegtay in ay ka qabto xilliga kala guurka ee ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ee loo soo gaabsho ATMIS, kuwaas oo lagu bedelayo hawlgal cusub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha debedda ee Ethiopia ayaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin, halista ka imaan karta, hannaanka ay haatan wax u socdaan, taasoo ay sheegeen inay khatar amni ku keeni karto gobolka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ethiopia ayaa si gaar ah uga digtay dhaq-dhaqaaqa Masar ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in arrintaan ay halis ku tahay amnigeeda iyo guud ahaa ka gobolka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxa ay ku hanjabtay inay qaadi doonto tallaabo kasta oo ay uga hortegeyso arrintan, ayada oo ku dooday in Soomaaliya uu uga baxay dhiig iyo dhacaanba.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182180\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1.webp 980w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1-230x300.webp 230w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1-784x1024.webp 784w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1-768x1003.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1-696x909.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/457277215_1043500420478615_2860249933063107412_n-1-322x420.webp 322w\" sizes=\"(max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Haddaba Maxay ka dhigan tahay hanjabaadda kasoo baxday Ethiopia?<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Cabdigafar Wardheere oo ka faallooda arrimaha caalamka, kuna nool gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka ayaa wareysi uu siiyay VOA kaga hadlay xaaladaha soo kordhay ee la xiriira arrimaha Soomaaliya iyo Ethiopia, wuxuuna sheegay in hanjabaaddan ay abuuri karto colaad horleh, sidaas daraadeedna loo baahan yahay in Soomaalidu ay baraarugto.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxay isku dayeysaa inay Soomaalida cadaadis saarto oo bilowdo inay u kala dab qaado ama dhex gasho gobolladeed iyo dowladihii yaryarka ahaa waxaas oo dhan inay isku deydo oo siyaasaddeeda tashwiish ku furto\u201d ayuu mar kale yiri Falanqeeye Cabdigafar Wardheere.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale waxa uu ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Masar, wuxuuna shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ay heshiis la geli karto dal kasta oo carbeed oo xulafadeeda ah, wuxuuna intaasi ku daray in arrintan ay keentay xadgudubka Ethiopia ee heshiiska badda.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya Masar, Turki, Ciraaq iyo carab kasta heshiis-bey la geli kartaa horta taas la\u2019iskuma hayo\u201d ayuu mar kale yiri aqoonyahanku Waxaa kale oo uu sii raaciyay \u201cSu\u2019aashu waxaa weeye waxaan oo dhan maxaa keenay? Soomaalidu ciidan xoog badan maleh marka inay xulafadeeda raadsato oo meel kasta marto waxaa keenay markii lagu xadgudbay madax-bannaanideeda\u201d.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/7763548.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ethiopia ayaa shalay si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan walaac ay sheegtay in ay ka qabto xilliga kala guurka ee ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ee loo soo gaabsho ATMIS, kuwaas oo lagu bedelayo hawlgal cusub. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha debedda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Ethiopia ayaa shalay si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan walaac ay sheegtay in ay ka qabto xilliga kala guurka ee ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ee loo soo gaabsho ATMIS, kuwaas oo lagu bedelayo hawlgal cusub. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha debedda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-29T09:27:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-29T09:45:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/\",\"name\":\"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-29T09:27:49+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-29T09:45:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM - Wardoon","og_description":"Dowladda Ethiopia ayaa shalay si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan walaac ay sheegtay in ay ka qabto xilliga kala guurka ee ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ee loo soo gaabsho ATMIS, kuwaas oo lagu bedelayo hawlgal cusub. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha debedda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-29T09:27:49+00:00","article_modified_time":"2024-08-29T09:45:45+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/","name":"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp","datePublished":"2024-08-29T09:27:49+00:00","dateModified":"2024-08-29T09:45:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/abiy-ahmed.webp","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-digtay-in-laga-reebo-howlgalka-aussom\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo ka digtay in laga reebo howlgalka AUSSOM"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182179"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182179"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182179\/revisions\/182190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181626"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}