{"id":182182,"date":"2024-08-29T12:36:34","date_gmt":"2024-08-29T09:36:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182182"},"modified":"2024-08-29T12:46:46","modified_gmt":"2024-08-29T09:46:46","slug":"daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-182184\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"289\" \/><\/p>\n<p>Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Maareeyaha ee u waramay SNTV ayaa la weydiiyey sababta keentay Diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai lagu amro inay Hargeysa raaciyaan magaca Soomaaliya, halka markii hore ay raaci jireen magaca Somaliland.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in diyaaradahaas ay ka soo dacwoodeen dadka Soomaaliyeed oo Website-kooda ku arkay magaca Somaliland oo dal madax-banaan ay ka dhigayaan, kadibna wuxuu sheegay in talaabadaan ay ka dhalatay.<br \/>\n\u201cMadaxda Diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena cad iyo inay u hogaansamaan shuruucda dalka, waana u hoggaamsameen waan uga mahadcelineynaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Maareeye Axmed Macalin Xasan ayaa ku faanay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u maamusho hawada dalka oo sida uu sheegay ka weyn dhulka.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adda Duulista Soomaaliya, waxay gacanta ku heysaa 100% hawada u dhaxeysa Hindiya, Yemen, Ethopia, Kenya, Sishalis, xuduudkeena dhulka hawo ka badan ayaan si buuxda u maamulnaa, sababtoo ah dowladda Hindiya toos ayaan isugu wareejinaa hagitaanka diyaaradaha, maadaama ay dhanka hawada xuduud kala leenahay,\u201d ayuu yiri Maareeye Axmed Macalin.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maareeyaha ayaa sheegay in hawada Soomaaliya ay 60% tahay bad, \u201c40% kaliya ayaa dhul ah, intaas anaga ayaa maamulna waxaana ka soo saarnaa lacag, maadaama ay ka kireysan tahay diyaaradaha mara maalin kasta, hawada dalkeena,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Maareeyaha ayaa sheegay in diyaaradii wax u dhibeysa gobanimada ama jebisa shuruucda Soomaaliya ay ka celi karaan hawada dalkeena, iyadoo aan la adeegsaneyn hub iyo wax lamid ah oo la adeegsanayo shuruucda caalamka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F481504951517480%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay. Maareeyaha ee u waramay SNTV ayaa la weydiiyey sababta keentay Diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai lagu amro inay Hargeysa raaciyaan magaca Soomaaliya, halka markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182185,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-29T09:36:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-29T09:46:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1102\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/\",\"name\":\"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png\",\"datePublished\":\"2024-08-29T09:36:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-29T09:46:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png\",\"width\":1740,\"height\":1102},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d - Wardoon","description":"Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d - Wardoon","og_description":"Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-29T09:36:34+00:00","article_modified_time":"2024-08-29T09:46:46+00:00","og_image":[{"width":1740,"height":1102,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/","name":"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png","datePublished":"2024-08-29T09:36:34+00:00","dateModified":"2024-08-29T09:46:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka hawada iyo sababtii ka dambeysay amarro culus oo Hay\u2019adda ka soo baxay maalmihii lasoo dhaafay.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.33.29.png","width":1740,"height":1102},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ethiopian-airlines-iyo-flydubai-waxaan-u-cadeynay-mowqifkeena-cad-iyo-inay-u-hogaansamaan-shuruucda-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- \u201cEthiopian Airlines iyo Flydubai waxaan u cadeynay mowqifkeena inay u hogaansamaan shuruucda dalka.\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182182"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182191,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182182\/revisions\/182191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182185"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}