{"id":182193,"date":"2024-08-29T12:52:17","date_gmt":"2024-08-29T09:52:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182193"},"modified":"2024-08-29T12:52:17","modified_gmt":"2024-08-29T09:52:17","slug":"daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182194\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png\" alt=\"\" width=\"1518\" height=\"1092\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png 1518w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27-300x216.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27-1024x737.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27-768x552.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27-696x501.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27-1068x768.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27-584x420.png 584w\" sizes=\"(max-width: 1518px) 100vw, 1518px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta tegay xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo tababar culus uu uga socdo ciidamo ay gacanta ku heyso oo tababarkooda ay bixineyso dowladda Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey tababarrada ciidamada xoogga Soomaaliya iyo kaalmada kale ee dowladda Soomaaliya ay siiso.<\/p>\n<p>Wasiir Jaamac ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka ay kaalin weyn ka geysatay dhismaha ciidamada Soomaaliya, waxyaabaha uu ku amaanay Imaaraadka waxaa kamid ah sida dowladda Soomaaliya ay uga gacan siisay in amni lagu soo dabaalo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta caasimadda Muqdisho ee loo yaqaano Boolis Military iyo guutooyin kale oo ka tirsan xoogga dalka, kuwaas oo ku maqan furimaha dagaalka, kuna baacsada Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale u mahadceliyey dowladaha kale ee Soomaaliya ka gacan siiya dhismaha ciidanka oo dalkaan uu maahi weyn u qabo, isagoo ciidamadaan cusub kula dardaarmay inay ka faa\u2019iideystaan tababarka uguna adeegaan dalkooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga ayaa warbixin ka siiyey dhalinyaradaan halganka xoreynta dalka iyo halka uu marayo, isagoo ku war-geliyey in dadka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda kale ee ciidanka xoogga dalka ay ka sugayaan inay gacan ka geystaan sidii argagixisada dalka looga xoreyn lahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ka hadlay damaca Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliya, \u201cWaxaad la socotiin in badeena iyo dalkeena la soo damaaciyey, idinka ayuu dalkaan difaac idinka sugayaa, dadka Soomaaliyeed mucaarad iyo muxaafid, masuul iyo shacab, waxay ka siman yihiin in taako ka mid ah dhulkooda aan la qaadan,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Jaamac.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F916693810295092%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta tegay xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo tababar culus uu uga socdo ciidamo ay gacanta ku heyso oo tababarkooda ay bixineyso dowladda Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey tababarrada ciidamada xoogga Soomaaliya iyo kaalmada kale ee dowladda Soomaaliya ay siiso. Wasiir Jaamac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta tegay xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo tababar culus uu uga socdo ciidamo ay gacanta ku heyso oo tababarkooda ay bixineyso dowladda Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey tababarrada ciidamada xoogga Soomaaliya iyo kaalmada kale ee dowladda Soomaaliya ay siiso. Wasiir Jaamac [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-29T09:52:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1092\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png\",\"datePublished\":\"2024-08-29T09:52:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png\",\"width\":1518,\"height\":1092},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta tegay xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo tababar culus uu uga socdo ciidamo ay gacanta ku heyso oo tababarkooda ay bixineyso dowladda Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey tababarrada ciidamada xoogga Soomaaliya iyo kaalmada kale ee dowladda Soomaaliya ay siiso. Wasiir Jaamac [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-29T09:52:17+00:00","og_image":[{"width":1518,"height":1092,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png","datePublished":"2024-08-29T09:52:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-29-at-10.48.27.png","width":1518,"height":1092},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaaraadka-ayaa-soomaaliya-u-tababaray-ciidamada-xasilinta-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababaray ciidamada xasilinta Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182193"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182195,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182193\/revisions\/182195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182194"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}