{"id":182217,"date":"2024-08-31T11:36:52","date_gmt":"2024-08-31T08:36:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182217"},"modified":"2024-08-31T11:36:52","modified_gmt":"2024-08-31T08:36:52","slug":"jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182218\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042-300x153.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayso in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Isagoo wareysi siinayay BBC, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti soo jeedisay in Itoobiya loo ogolaado inay gasho badda iyada oo sii mareysa Jabuuti, islamarkaasna ay si buuxda u hesho xuquuqaha maamulka dekedda Tadjoura, iyo sidoo kale in laga faa&#8217;iidaysto waddo cusub oo horay loo dhisay oo aadda dhanka Dekedda Tadjoura, oo ku taal qiyaastii 100 kiiloomitir xadka Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Qaabkan ayaa si wax ku ool ah u xallin doona walaac kasta oo la xiriira gelitaanka Itoobiya ee badda,&#8221; ayuu yiri Youssouf.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu carrabka ku adkeeyay in xalka la soo jeediyay uu yahay mid loogu talagalay in lagu fududeeyo marin badeed ay si fudud ku hesho Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hindisahan ayaa lagu wadaa in looga hadlo shir madaxeedka Shiinaha iyo madaxda Afrika ee todobaadka soo socda, iyadoo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu fursad u heli doono inuu qorshahan horgeeyo madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, Itoobiya ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay u leedahay helitaanka badda ay weli tahay arrin muhiim u ah Itoobiya oo ah dal ay ku nool yihiin 110 milyan qof.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayso in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Isagoo wareysi siinayay BBC, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti soo jeedisay in Itoobiya loo ogolaado inay gasho badda iyada oo sii mareysa Jabuuti, islamarkaasna ay si buuxda u hesho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayso in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Isagoo wareysi siinayay BBC, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti soo jeedisay in Itoobiya loo ogolaado inay gasho badda iyada oo sii mareysa Jabuuti, islamarkaasna ay si buuxda u hesho [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-31T08:36:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"336\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/\",\"name\":\"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-31T08:36:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg\",\"width\":660,\"height\":336},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayso in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Isagoo wareysi siinayay BBC, ayuu wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti soo jeedisay in Itoobiya loo ogolaado inay gasho badda iyada oo sii mareysa Jabuuti, islamarkaasna ay si buuxda u hesho [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-31T08:36:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":336,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/","name":"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg","datePublished":"2024-08-31T08:36:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024831638606691997381042.jpg","width":660,"height":336},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-sheegtay-inay-marin-biyood-siinayso-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182217"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182219,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182217\/revisions\/182219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182218"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}