{"id":182229,"date":"2024-08-31T11:51:53","date_gmt":"2024-08-31T08:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182229"},"modified":"2024-08-31T11:51:53","modified_gmt":"2024-08-31T08:51:53","slug":"daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182230\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo saaka laga maqlay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho, kaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqa xaafaddaasi oo ka tirsan degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraxyada oo labo ahaa ayaa gilgilay Tabeelaha, waxaana xigtay gubashada suuq wayn oo ku yaalla halkaas oo uu dab xoogan qabsaday, kadib qaraxyada lala eegtay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Suuqaan oo aad u camirnaa, isla-markaana hanti badan ay dhextiilay ayaa lasoo wariyay in dhammaantii uu dhulka dhigay dabka qabsaday, sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay beegsatay goobahaasi ganacsi, kadib markii la sheegay in lagu xiray Caamirooyinka qarsoon ee CC TV.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana lagu howlanyahay daminta dabka ka kacay suuqaan oo ah mid weyn oo illaa iyo iminka maareentiisu ay qaadatay waqti badan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Weerarkan waxaa ka horreeyay mid kale oo dhowaan ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha, kaas oo isna ahaa qaraxyo lala eegtay goobo ganacsi oo gebi ahaanba gubtay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, dhacdooyinkan is xig-xiga ayaa imaanaya, xilli Ceelasha Biyaha iyo deegaanada u dhow ay maalmahan howlgallo culus ka wadeen ciidamada ammaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F490321917072344%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo saaka laga maqlay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho, kaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqa xaafaddaasi oo ka tirsan degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa gilgilay Tabeelaha, waxaana xigtay gubashada suuq wayn oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo saaka laga maqlay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho, kaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqa xaafaddaasi oo ka tirsan degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa gilgilay Tabeelaha, waxaana xigtay gubashada suuq wayn oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-31T08:51:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-31T08:51:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay - Wardoon","og_description":"Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo saaka laga maqlay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho, kaas oo lala beegsaday goobaha ganacsi ee ku yaalla suuqa xaafaddaasi oo ka tirsan degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa gilgilay Tabeelaha, waxaana xigtay gubashada suuq wayn oo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-31T08:51:53+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/","name":"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg","datePublished":"2024-08-31T08:51:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/sddefault.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-suuqii-ugu-waynaa-ee-garasbaaleey-oo-lagubay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Suuqii ugu waynaa ee Garasbaaleey oo lagubay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182229"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182231,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182229\/revisions\/182231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182230"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}