{"id":182373,"date":"2024-09-04T17:42:12","date_gmt":"2024-09-04T14:42:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182373"},"modified":"2024-09-05T10:54:07","modified_gmt":"2024-09-05T07:54:07","slug":"beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/","title":{"rendered":"Beelaha Hawiye &#8220;Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182374\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png\" alt=\"\" width=\"1288\" height=\"836\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png 1288w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55-300x195.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55-1024x665.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55-768x498.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55-696x452.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55-1068x693.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55-647x420.png 647w\" sizes=\"(max-width: 1288px) 100vw, 1288px\" \/><\/p>\n<p>Beesha Hawiye ayaa si adag uga hortimid beegsi ay sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen uu ku hayo beesha Gaaljecel.<\/p>\n<p>Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye oo warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed kasoo baxay shir ay maanta beesha ku yeelatay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga horyimid beegsiga maamulka Lafta-gareen ee beesha Gaaljecel.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay ka qeyb-galeen duubabka waaweyn ee Hawiye, waxaana loogu baaqay maamulka Lafta-gareen inuu joojiyo ciidamada uu ku daabulayo deegaanka Yaaqbari weyne ee lagu beegsanayo beesha Gaaljecel.<br \/>\n\u201cOdayaasha beesha Hawiye waxaa u cuntami weysay in awooddii maamulkaas oo dhan loo adeegsado beesha Gaaljecel,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay odayaasha dhaqanka Hawiye ugu baaqeen madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya inay soo fara-geliso arrintaan.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa waxa kale ay aqbaleen inuu sii socdo shirka looga tashanayo Shabeellaha Hoose iyo maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo gogol nabadeed u fidiyay beelaha dega Shabeellaha Hoose oo dhan.<\/p>\n<p>\u201cWaxay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye cadeynayaan in aysan cabasho ka aheyn qabiil ee ay cabasho ka yihiin maamulka Koonfur Galbeed, waxayna ugu baaqayaan maamulka Koonfur Galbeed inuu joojiyo beegsiga beesha gogosha maanta dhigtay ee Gaaljecel Saran-soor.\u201d<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo muuqaalka<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F1618375055559913%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha Hawiye ayaa si adag uga hortimid beegsi ay sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen uu ku hayo beesha Gaaljecel. Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye oo warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed kasoo baxay shir ay maanta beesha ku yeelatay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga horyimid beegsiga maamulka Lafta-gareen ee beesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beelaha Hawiye &quot;Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beelaha Hawiye &quot;Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beesha Hawiye ayaa si adag uga hortimid beegsi ay sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen uu ku hayo beesha Gaaljecel. Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye oo warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed kasoo baxay shir ay maanta beesha ku yeelatay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga horyimid beegsiga maamulka Lafta-gareen ee beesha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-04T14:42:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-05T07:54:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"836\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/\",\"name\":\"Beelaha Hawiye \\\"Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png\",\"datePublished\":\"2024-09-04T14:42:12+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-05T07:54:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png\",\"width\":1288,\"height\":836},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beelaha Hawiye &#8220;Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beelaha Hawiye \"Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beelaha Hawiye \"Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne\" - Wardoon","og_description":"Beesha Hawiye ayaa si adag uga hortimid beegsi ay sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Lafta-gareen uu ku hayo beesha Gaaljecel. Afhayeenka Beelaha Hawiye Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye oo warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed kasoo baxay shir ay maanta beesha ku yeelatay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga horyimid beegsiga maamulka Lafta-gareen ee beesha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-04T14:42:12+00:00","article_modified_time":"2024-09-05T07:54:07+00:00","og_image":[{"width":1288,"height":836,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/","name":"Beelaha Hawiye \"Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png","datePublished":"2024-09-04T14:42:12+00:00","dateModified":"2024-09-05T07:54:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-04-at-15.38.55.png","width":1288,"height":836},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beelaha-hawiye-maamulka-koonfur-galbeed-waxa-uu-ciidamo-ku-daabulayaa-yaaqbari-weyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beelaha Hawiye &#8220;Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu Ciidamo ku daabulayaa Yaaqbari weyne&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182373"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182373"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182380,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182373\/revisions\/182380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182374"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}