{"id":182440,"date":"2024-09-07T11:37:19","date_gmt":"2024-09-07T08:37:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182440"},"modified":"2024-09-07T11:37:19","modified_gmt":"2024-09-07T08:37:19","slug":"axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176093\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1.webp 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1-300x172.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1-696x399.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Aadan-madoobe-1-750x430-1-733x420.webp 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Go\u2019aankan ayaa waxaa lagu sheegay in maanta kadib lagu mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta Villa Hargeysa iyo in xittaa wareysiyo lagu qaado hakaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Amarkan ayaa toos loola wadaagay warbaahinta, gaar ahaan wariyeyaasha soo tabiyay wararka la xiriira Baarlamaanka iyo doodaha xasaasiga ah ee ka jira, waxaana go\u2019aankan si toos ah u saameynayaa shaqada warbaahinta madaxa bannaan ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu isla go\u2019aankan uu saameynayaa xildhibaannada qudhooda oo farriimahooda kusoo gudbin jiray shirarka ay ku qabtaan xarunta Baarlamaanka, maadaama maanta kadib la mamnuucay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirarka jaraa\u2019id waxaa badanaa qabanayay xildhibaannada mucaaradka ku ah dowladda kuwaas oo dhaliilo culus u jeedinayay madaxda ugu sarraysa dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Lama oga sababTa rasmiga ah ee ka dambeysa arrintan, balse waxaa lala xiriirinayaa xiisadda ka dhalatay hadalladii dhowaan kasoo yeeray xildhibaannada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee taageeray Itoobiya, kadib shir jaraa\u2019id oo ay ku qabeen bannaanka xarunta Golaha Shacabka, taas oo dhalisay caro xoogan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale ma jiro illaa iyo hadda xildhibaan ka hadlay xayiraadda lagu soo rogay wariyeyaasha tagta Xarunta Villa Hargaysa oo ay ku shiraan Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, maadaama uu yahay go\u2019aan culus oo saameyntiisa leh.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, waxaa todobaadkii hore istaagay kulamadii Baarlamaanka, sababo la xiriira kala arati duwanaashaha xildhibaannada, inkastoo haatan xal laga gaaray.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya. Go\u2019aankan ayaa waxaa lagu sheegay in maanta kadib lagu mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta Villa Hargeysa iyo in xittaa wareysiyo lagu qaado hakaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-07T08:37:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-07T08:37:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg\",\"width\":976,\"height\":549,\"caption\":\"Sheekh Aadan Madoobe\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka - Wardoon","description":"Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka - Wardoon","og_description":"Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-07T08:37:19+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/","name":"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg","datePublished":"2024-09-07T08:37:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay go\u2019aan culus oo saameynaya warbaahinta madaxa bannaan, gaar ahaan wariyeyaasha tega xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/124338587_63e0c8b4-f5c5-4dc8-a31a-aa13783d9022.jpg","width":976,"height":549,"caption":"Sheekh Aadan Madoobe"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-amar-saameenaya-xildhibaanada-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo soo saaray amar saameenaya xildhibaanada Mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182440"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182441,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182440\/revisions\/182441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182278"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}