{"id":182442,"date":"2024-09-07T14:43:19","date_gmt":"2024-09-07T11:43:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182442"},"modified":"2024-09-07T18:08:11","modified_gmt":"2024-09-07T15:08:11","slug":"xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720.jpg 686w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Yuusuf Geelle ayaa marka hore raalligelin buuxda siiyay odayaasha, wuxuuna sheegay in ujeedkooda uu ahaa in la\u2019isku soo dhowaado oo si deganaan ah loo dhameeyo muranka taagan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan ka hadlo waxqabadkii maalmahan aan ka shaqeyneynay annaga oo u istaagnay aniga iyo xildhibaanno kale in mad-madow aan dhammeyno oo ka dhex jiray baarlamaanka ayaa haddane arrintaas waxa ay keentay dhinaca kale teamka kale oo odayaal ah inay si kale u arkaan\u201d ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sii intaasi sii raaciyay \u2018Waxaan rabaa Ummadda Soomaaliyeed hortooda in aan raalligelin ka siiyo odayaashaas oo ah odayaasheennii wax kasta oo ay dhibsadeen oo shaqada aan ka shaqeyneynay ay ka dhibsadeen waxaan rabnaa inaan ka raalligelino\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu ka hadlay arrinta badda, wuxuuna farriin culus oo midnimo ah u diray xildhibaannada labada Gole oo uu ugu baaqay inay u midoobaan difaada dalka.<\/p>\n<p>\u201cAbiy Axmed baarlamaankiisa ayaa waxa uu ka dhaadhicinayaa inuu dhulkeenna qabsado saas darteed baarlamaanka sharafta leh waxaan ka codsanayaa inaanan ku kala qaybsamin inaan badda difaacno oo dalka iyo dadka aan Itoobiya ka difaacno\u201d ayuu mar kale yiri.<\/p>\n<p>Odayaasha Beelaha Hawiye oo xalay shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga horyimid dhaq-dhaqaaqa xildhibaannada ee ka socda caasimada, waxay si gaar ah u diideen in raalligelin la siiyo xildhibaannadii horay u taageeray Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiro xildhibaanno Beelaha Hawiye kamid ah oo siyaasadda ku metala ayaa raalli-gelin ugu tegay xildhibaannadii dareenka shacabka Soomaaliyeed geliyay ee Itoobiya ku taageeray baarlamaanka hortiisa, haddaba waxaa isla qaadanay in xildhibaanaddii tegay shalay iyo kuwii hore ay isku mid yihiin\u201d ayuu horay u yiri afhayeenka Beelaha Hawiye.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu kusii daray \u201cWax lala yaabo oo ugub ah waxaa ah nin xildhibaan ah oo odayaashiisii raalli-gelin ka bixinaya oo xaal ka bixinaya, waa wax aan la arag oo la maqal\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1252975095884208%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed. Yuusuf Geelle ayaa marka hore raalligelin buuxda siiyay odayaasha, wuxuuna sheegay in ujeedkooda uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-07T11:43:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-07T15:08:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1130\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"712\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/\",\"name\":\"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png\",\"datePublished\":\"2024-09-07T11:43:19+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-07T15:08:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png\",\"width\":1130,\"height\":712},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye - Wardoon","description":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-07T11:43:19+00:00","article_modified_time":"2024-09-07T15:08:11+00:00","og_image":[{"width":1130,"height":712,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/","name":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png","datePublished":"2024-09-07T11:43:19+00:00","dateModified":"2024-09-07T15:08:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka horyimid dadaal ay isaga iyo xildhibaanno kale sameeyeen kuna raalligeliyeen xildhibaannada Koonfur Galbeed.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-12.42.19.png","width":1130,"height":712},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-yuusuf-geelle-ugaas-ayaa-u-jawaabay-odayaasha-dhaqanka-hawiye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa u jawaabay Odayaasha Dhaqanka Hawiye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182442"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182442"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182447,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182442\/revisions\/182447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}