{"id":182463,"date":"2024-09-08T19:10:25","date_gmt":"2024-09-08T16:10:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182463"},"modified":"2024-09-08T19:10:25","modified_gmt":"2024-09-08T16:10:25","slug":"culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182464\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"295\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798-300x134.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaar kamid ah Culima&#8217;awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor yimaadeen damaca Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageeradooda xiriirka Masar ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulankan ayaa culimadu si cad uga digeen xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan aqbali karin, isla markaana loo baahan yahay in laga hortago.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Culimadu waxay si weyn u soo dhoweeyeen xiriirka Masar ee Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in Masar ay tahay dal Islaam ah oo iskaashi wanaagsan uu kala dhaxeeyo Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay sidoo kale sheegeen in waajib diini ah uu yahay in la diiddo xadgudubyada Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Culimadu waxay soo saareen baaqaan:-<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay ku baaqeen in la difaaco madax bannaanida iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay ugu baaqeen bulshada inay u midoobaan difaaca diinta iyo dalka, kana fogaan wax kasta oo kala dhantaali kara midnimada dadka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay ka digeen dadka ku howlan kicinta iyo kala qeybinta bulshada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay dowladda ugu baaqeen inay abuurto jawi ay ku wada hadlaan dadka qaba tabashada si loo xoojiyo midnimada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay Itoobiya ugu baaqeen inay ilaaliso deriswanaaga iyo nabad kuwada noolaanshaha shacuubta labada dal.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Culimada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in loo istaago difaaca dalka.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7pNPcaJI6cc\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Culima&#8217;awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor yimaadeen damaca Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageeradooda xiriirka Masar ee Soomaaliya. Kulankan ayaa culimadu si cad uga digeen xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan aqbali karin, isla markaana loo baahan yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182463","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah Culima&#8217;awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor yimaadeen damaca Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageeradooda xiriirka Masar ee Soomaaliya. Kulankan ayaa culimadu si cad uga digeen xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan aqbali karin, isla markaana loo baahan yahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-08T16:10:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/\",\"name\":\"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-08T16:10:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg\",\"width\":660,\"height\":295},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah Culima&#8217;awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor yimaadeen damaca Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageeradooda xiriirka Masar ee Soomaaliya. Kulankan ayaa culimadu si cad uga digeen xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan aqbali karin, isla markaana loo baahan yahay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-08T16:10:25+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/","name":"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg","datePublished":"2024-09-08T16:10:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202498638613845265044798.jpg","width":660,"height":295},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/culimada-soomaaliyeed-oo-taageeray-xiriirka-masar-iyo-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Culimada Soomaaliyeed oo taageeray xiriirka Masar iyo Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182463"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182463"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182465,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182463\/revisions\/182465"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}