{"id":182477,"date":"2024-09-10T10:58:55","date_gmt":"2024-09-10T07:58:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182477"},"modified":"2024-09-10T10:58:55","modified_gmt":"2024-09-10T07:58:55","slug":"ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/","title":{"rendered":"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182478\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Israel, Ehud Barak ayaa rajo xumo ka muujiyay in la xaqiijin karo guusha ay raadinayaan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Wasiirada xagjirka ah ee ka tirsan xukuumaddiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul Wasaare Netanyahu iyo Wasiirada mayalka adag ayaa isku dhaarsaday in la sii wado dagaalka ay ciidamadu kaga jiraan Marinka Gaza, illaa iyo inta laga wiiqayo awoodda militari ee Xamaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ehud Barak, Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Israel ayaa sheegay in Israel ay wajaheyso waqti adag, kaas oo keeni kara burburka Israel, haddii aan si dhakhsa ah loo soo afjarin colaadda Gaza.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay in Israel ay kala daadaneyso, isla-markaana aysan muuqan wax istiraatiijyad ah ama qorshe dagaal, oo xukuumaddu ay ka leedahay dagaalka galay bishii 12-aad.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa kaloo uu sheegay in Israel aysan suurtagal ahayn inay guul dhameystiran ka gaarto dagaalkan, si ka duwan taasina ay iyadu qarka u saaran tahay guuldarro.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Xaqiiqadu waa adag tahay. Israel ma aysan guuleysan October 7-deedii, kumana guuleysan doonto dagaalka ka socdo Gaza. Dhab ahaantii waxaan ku dhownahay guuldarro, intii aan guuleysan lahayn,\u201d ayuu yiri Ehud Barak.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ehud Barak oo wareysi siiyay Wargeyska Israel Hayom ayaa ka digay burburka Isreal, isagoona Netanyahu iyo kooxdiisa ugu baaqay inay qaataan heshiiska nabadda ee lagu soo afjarayo dagaalkan, xitaa haddii xabsiga laga sii wada deynayo dhammaan maxaabiista Falastiiniyiinta.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Israel waxay u baahan tahay inay u diyaargarowdo in la joojiyo dagaalka Gaza, si looga hortago xaalad kale, iyada oo loo marayo heshiiska maxaabiis is dhaafsiga.\u201d Ayuu yiri Barak.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Barak ayaa intaasi ku daray \u201cHeshiiska ayaa keeni kara in la dejiyo xaaladda iyo inay hoos u dhacaan weerarada Xisbullah, xitaa haddii heshiisku uu yahay mid ku-meel-gaar ah.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Netanyahu iyo Wasiirada midigta fog ayaa dhegaha ka fureysanaya baaqyada joogtada ah ee uga imanaya shacabka Israel, siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Ciidamada ee ku talinaya in la joojiyo dagaalka, si la haysteyaasha Israeliyiinta ee lagu haysto Gaza loo soo sii daayo.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Israel, Ehud Barak ayaa rajo xumo ka muujiyay in la xaqiijin karo guusha ay raadinayaan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Wasiirada xagjirka ah ee ka tirsan xukuumaddiisa. Ra\u2019iisul Wasaare Netanyahu iyo Wasiirada mayalka adag ayaa isku dhaarsaday in la sii wado dagaalka ay ciidamadu kaga jiraan Marinka Gaza, illaa iyo inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Israel, Ehud Barak ayaa rajo xumo ka muujiyay in la xaqiijin karo guusha ay raadinayaan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Wasiirada xagjirka ah ee ka tirsan xukuumaddiisa. Ra\u2019iisul Wasaare Netanyahu iyo Wasiirada mayalka adag ayaa isku dhaarsaday in la sii wado dagaalka ay ciidamadu kaga jiraan Marinka Gaza, illaa iyo inta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-10T07:58:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/\",\"name\":\"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-10T07:58:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Israel, Ehud Barak ayaa rajo xumo ka muujiyay in la xaqiijin karo guusha ay raadinayaan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Wasiirada xagjirka ah ee ka tirsan xukuumaddiisa. Ra\u2019iisul Wasaare Netanyahu iyo Wasiirada mayalka adag ayaa isku dhaarsaday in la sii wado dagaalka ay ciidamadu kaga jiraan Marinka Gaza, illaa iyo inta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-10T07:58:55+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/","name":"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg","datePublished":"2024-09-10T07:58:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/20231021_BLP902.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ehud-barak-oo-kadigay-burbur-kuyimaada-srail\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ehud Barak oo kadigay burbur kuyimaada Srail"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182477"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182479,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182477\/revisions\/182479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182478"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}