{"id":182492,"date":"2024-09-11T10:50:49","date_gmt":"2024-09-11T07:50:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182492"},"modified":"2024-09-11T10:50:49","modified_gmt":"2024-09-11T07:50:49","slug":"turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182493\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261-300x175.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya oo ku taalla cidhifka bari ee Afrika ayaa ku habboon in laga gano gantaallada Turkiga ee loo tuurayo Badweynta Hindiya, iyadoo sidoo kale loo arko meel ku habboon in laga sameeyo xarun hawada sare, maaddaama ay u dhowdahay dhulbaraha, sida ilo-wareedyadu sheegeen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida laga soo xigtay dadka xogta haya, Turkigu wuxuu leeyahay barnaamij muddo dheer socday oo ku saabsan tijaabinta gantaallada masaafo dheer iyo in ay qayb ka noqdaan tartanka hawada sare.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka difaaca Turkiga ayaa diiday in uu ka hadlo arrintan. Sidoo kale, la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Hussein Sheikh-Ali, ayaa diiday in uu faallo ka bixiyo markii lala soo xidhiidhay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya, Abdi Ahmed Koshin, ayaa sheegay in aanu waxba ka ogeyn heshiis noocan ah oo lala galay Turkiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkigu waxa uu ku hawlan yahay kordhinta masaafo ee gantaallada gudaha laga sameeyo, gaar ahaan Tayfun, oo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu sheegay sanadkii 2022 in lagu tuuri karo masaafo dhan 560 kiiloomitir (350 mayl).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkigu waxa uu ka mid yahay quwadaha shisheeye ee si joogto ah u xoojinaya xiriirkooda Soomaaliya tan iyo markii uu madaxweyne Erdogan booqday dalka sanadkii 2011.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkiga ayaa u soo gurmaday Soomaaliya markii ay la daalaa-dhacaysay dagaallo qabiil iyo burburka kaabayaasha dhaqaalaha. Waxa uu sidoo kale Soomaaliya ku leeyahay saldhigga milatari ee ugu weyn ee Turkiga ee ka baxsan dalkiisa, kaas oo laga furay Muqdisho sanadkii 2017, waxaana boqolaal askar ah oo Turkiga ka socda ay tababarayaan ciidamada Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Turkiga ayaa qorsheynaya in uu sahamin ku sameeyo saliidda iyo gaaska ku jira biyaha Soomaaliya, taas oo qayb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya labada dal.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan. Soomaaliya oo ku taalla cidhifka bari ee Afrika ayaa ku habboon in laga gano gantaallada Turkiga ee loo tuurayo Badweynta Hindiya, iyadoo sidoo kale loo arko meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182493,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-11T07:50:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"384\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/\",\"name\":\"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-11T07:50:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg\",\"width\":660,\"height\":384},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada - Wardoon","description":"Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada - Wardoon","og_description":"Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-11T07:50:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":384,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/","name":"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg","datePublished":"2024-09-11T07:50:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616171532031261.jpg","width":660,"height":384},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-kadhisanaya-xarun-lagu-tijaabiyo-gantaallada-iyo-dayax-gacmeedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo Soomaaliya kadhisanaya xarun lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182492"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182492"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182494,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182492\/revisions\/182494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182493"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}