{"id":182495,"date":"2024-09-11T10:52:33","date_gmt":"2024-09-11T07:52:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182495"},"modified":"2024-09-11T10:52:33","modified_gmt":"2024-09-11T07:52:33","slug":"dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/","title":{"rendered":"&#8220;Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182496\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538-300x174.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.<\/p>\n<p>Ant\u00f3nio Guterres ayaa dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza ku tilmaamay kuwii ugu xumaa ee uu arko abid, wuxuuna xusay inuu aad uga xun yahay dhibaatada daran ee dhanka bani\u2019aadantinimada ee ka jirta Marinka Gaza.<\/p>\n<p>Guterres ayaa wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka AP ayaa sheegay in Qaramada Midoobey ay horey u dalbatay, islamarkaana ay markale ku celineyso in deg deg ah loo joojiyo dhimashada iyo burburkii baaxada leh ee halkaas ka wado Isra&#8217;il.<\/p>\n<p>\u201cHeerka dhibaatada aan ku aragno Gaza waa mid aan horey loo arag, weligay ma arag dhimasho iyo burbur heerkan oo kale ah, sida aan ku aragno Gaza, dhowrkii bilood ee la soo dhaafay\u201d ayuu yiri Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay in cilaaqaadka Qaramada Midoobey iyo Isra&#8217;il inuu gaaray meeshii ugu hooseysay, kadib markii Qaramada Midoobey ay marar badan dhaleeceysay masiibada bani\u2019aadantinimo ee gacan ku sameyska ah ay Isra&#8217;il ka abuurtay Marinka Gaza.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa imaanaya, iyadoo wali Isra&#8217;il ay wado duqeymaha ay ka geysaneyso Marinka Gaza, waxaana la xaqiijiyay in tirada Gaza looga dilay dadka reer Falastiin iney gaartay dhaaftay 41 kun tan iyo wixii ka dambeeyay 7-dii bishii Oktobar ee sanadkii lasoo dhaafay 2023.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza. Ant\u00f3nio Guterres ayaa dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza ku tilmaamay kuwii ugu xumaa ee uu arko abid, wuxuuna xusay inuu aad uga xun yahay dhibaatada daran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-11T07:52:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/\",\"name\":\"\\\"Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-11T07:52:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey\" - Wardoon","description":"Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey\" - Wardoon","og_description":"Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-11T07:52:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/","name":"\"Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg","datePublished":"2024-09-11T07:52:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Xoghayaha guud eee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024911638616227256854538.jpg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhimashada-faraha-badan-ee-marinka-gaza-waa-kuwii-ugu-xumaa-ee-aan-arko-waligey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza waa kuwii ugu xumaa ee aan arko waligey&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182495"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182497,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182495\/revisions\/182497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}