{"id":182498,"date":"2024-09-11T10:55:33","date_gmt":"2024-09-11T07:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182498"},"modified":"2024-09-11T10:55:33","modified_gmt":"2024-09-11T07:55:33","slug":"xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/","title":{"rendered":"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"1023\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/XAMZA-4-1536x1023-1-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamza ayaa Baydhaba u tegaya sidii uu wada-hadallo ula yeelan lahaa madaxweynaha Koonfur Galbeed oo haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo Villa Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegaya in Xamza uu diray madaxweyne Xasan Sheekh, isla markaana uu wakiil uga noqon doono dhex-dhexaadin la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda taagan ee ka dhalataya arrimaha Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa ku qancin doono madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen inuu yimaaDo magaalada Muqdisho, loona ambaqaado xalinta arrimaha taagan iyo tabashada ay qabto Koofur Galbeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xiisaddan ayaa cirka isku shareertay dhowaan, kadib markii maamulka Laftagareen uu ka horyimid qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan sida loo wajayo arrinta Itoobiya, waxaana deegaanada maamulkaasi ka dhacay dibadbaxyo lagu taageeray ciidanka Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa jirtay xildhibaanada taageeray Koonfur Galbeed, kuwaas oo iyana dab ku shiday xiisadda haatan taagan oo yeelatay waji cusub, kuwaas oo u mahaceliyay Laftagareen.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">25-Xildhibaan ee taageertay rabitaanka shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-SYL, waxaan la dareenahay rabitaanka shacabka Koonfur Galbeed,\u201d ayuu horay u yiri Lafta-gareen oo la fahamsan yahay inuu gadaal ka taagan yahay qorshaha dad Soomaaliyeed ku taageerayaan Itoobiyaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, lama oga sida ay wax noqon doonaan, laakii arrimahan waxay kusoo aadayaan xilli haatan Koonfur Galbeed ay ku soo wajahan tahay doorasho si weyn loogu loolami doono.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Xamza ayaa Baydhaba u tegaya sidii uu wada-hadallo ula yeelan lahaa madaxweynaha Koonfur Galbeed oo haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo Villa Soomaaliya. Wararka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamza oo maanta tegaya Baydhaba - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-11T07:55:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/\",\"name\":\"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp\",\"datePublished\":\"2024-09-11T07:55:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp\",\"width\":1392,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba - Wardoon","description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-11T07:55:33+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":928,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/","name":"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp","datePublished":"2024-09-11T07:55:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Xamza-3.webp","width":1392,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-maanta-tegaya-baydhaba\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamza oo maanta tegaya Baydhaba"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182498"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182499,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182498\/revisions\/182499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172137"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}