{"id":182541,"date":"2024-09-13T11:00:20","date_gmt":"2024-09-13T08:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182541"},"modified":"2024-09-13T11:00:20","modified_gmt":"2024-09-13T08:00:20","slug":"daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182543\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617928647826397.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"317\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617928647826397.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617928647826397-300x144.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si loo hubiyo in amniga dalka aanu hoos u dhicin marka ciidamada shisheeye ay ka baxaan dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamse Cabdi Barre ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u qaadanayso masuuliyadda amniga dalkeeda, isagoo sheegay in aan marnaba la ogolaan doonin in kooxda Al-Shabaab ay ka faa\u2019iidaystaan fursad kasta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu tilmaamay in todobo kun oo askari oo katirsan ATMIS ay horey u baxeen Soomaaliya, waxaana masuuliyadaha amniga deegaanadaas la wareegay ciidamada Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Miyaad maqasheen meelihii ay ka baxeen ciidamada AMISOM, Shabaab ayaa dib u qabaday, waa maya. Waxaan u sheegaynaa dadka Soomaaliyeed inay nagu kalsoonaadaan, oo ay ogaadaan inaan annagu masuul ka nahay amnigooda, una ogalaan doonin in Shabaab u yimaadaan oo ay bir bireeyaan,\u201d ayuu yiri Raysal Wasaaraha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa hadalkaan ka jeediyay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ka taagan yihiin xiisado ka ku saabsan joogitaanka ciidamada Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kasoo horjeestay in ciidamada Itoobiya laga saaro degaanadooda, taasoo hoos u dhigtay wada shaqaynta dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1043675063547989%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si loo hubiyo in amniga dalka aanu hoos u dhicin marka ciidamada shisheeye ay ka baxaan dalka. Xamse Cabdi Barre ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u qaadanayso masuuliyadda amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si loo hubiyo in amniga dalka aanu hoos u dhicin marka ciidamada shisheeye ay ka baxaan dalka. Xamse Cabdi Barre ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u qaadanayso masuuliyadda amniga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-13T08:00:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1082\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/\",\"name\":\"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png\",\"datePublished\":\"2024-09-13T08:00:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png\",\"width\":1366,\"height\":1082},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan - Wardoon","og_description":"Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si loo hubiyo in amniga dalka aanu hoos u dhicin marka ciidamada shisheeye ay ka baxaan dalka. Xamse Cabdi Barre ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u qaadanayso masuuliyadda amniga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-13T08:00:20+00:00","og_image":[{"width":1366,"height":1082,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/","name":"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png","datePublished":"2024-09-13T08:00:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-13-at-08.59.23.png","width":1366,"height":1082},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raysal-wasaare-xamse-ciidamada-shisheeye-way-baxayaan-dhawaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182541"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182545,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182541\/revisions\/182545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182544"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}