{"id":182546,"date":"2024-09-13T11:08:33","date_gmt":"2024-09-13T08:08:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182546"},"modified":"2024-09-13T11:08:33","modified_gmt":"2024-09-13T08:08:33","slug":"onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/","title":{"rendered":"ONLF oo si adag ugu jawaabtay  taliyaha militariga Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182547\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"314\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-300x147.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-324x160.webp 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-533x261.webp 533w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay dowladda Itoobiya uga fadhiyaan in ay faahfaahin ka bixiso islamarkaana ay kala caddeyso hadalka taliyaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afhayeenka ONLF oo BBC la hadlay ayaa sheegay in arrintan ay la yaab ku noqotay islamarkaana aan al aqbali karin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Cabdulqaadir Xassan Hirmooge (Caddaani) ayaa farta ku fiiqay in ONLF ay hadalkaas u aragto daandaansi.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Wax yaab ah ayay noqotay oo nagu cusub, in lugaha geedaha lagu marmaro oo xoogag Itoobiya ay col yihiin lagu tilmaamo inay naga dambeeyeen arrimahaas daandaansi ayaan u aragnaa\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalka ONLF ayaa daba socday hadal la sheegay inuu dhawaan jeediyay taliyaha guud ee militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f1c28870-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f1c28870-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f1c28870-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f1c28870-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f1c28870-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/f1c28870-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Codka la sheegay inuu yahay kan Birhanu oo dhowaan laga sii daayay mid ka mid ah warbaahinta gudaha Itoobiya, ayaa wuxuu ku sheegay in Masar ay tahay cadawga taariikhiga ah ee Itoobiya, islamarkana ay abuurtay jabhado ka dhan dowladda Itoobiya, ayna ka mid tahay ONLF. Balse dowladda Itoobiya iyo ciidamadaba ma aysan xaqiijin.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afhayeenka ayaa dhankiisa sheegay in horey ay Itoobiya heshiis ula galeen islamarkaana ay nabadda qaateen taasina ay tahay siyasaddooda qeexan ee cad.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Annaga waad ogeyd lix sano ka hor ayaan heshiis nabad-galyo qaadannay si nabad ah ayaan dhulkeena uga halgameynay, deegaanka ugu nabadsan ayuu dalkeenu ahaa wlina yahay nabad istaraatiji ah ayaanu qaadannay in halgankeennu uu nabad ku socdo dadkeenuna ay ka faa\u2019iideystaan markaas ONLF aragtideeda siyaasigaha ma qariso oo way cadeysay inay jidkaa nabadda hayso,\u201d ayuu intaa ku daray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mr Caddaani ayaa carrabka ku adkeeyay in ONLF ay imika tahya xisbi siyaasi ah oo shaci ah islamarkaana aan waligood lagu eedeyn in ay shisheeye ka dambeeyaan.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Xisbi siyaasi ah oo sharci ah ayaa nahay, xisbi siyaasi ah oo wadanka ka jiro weeye, xisbi siyaasi ah oo nabad qaatay weeye, ONLF cid madax-adeeg ku sheegto waa laga yaabaa inay jirto laakiin inay cid kale ku ladhan tahay ama ka dambeyso ama ku adeegato waligeed cadowgeeda iyo naasixeeda midna kama soo yeerin,\u201d ayuu yiri Mr Caddaani.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afhayeenka ONLF ayaa xusay in Itoobiya ay ka sugayaan labo jawaabood midkood oo ah in ay cadeeyaan in hadalkaas ay si ula kac ah u yiraahdeen ama ay ka cudur daartaan.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">War jiraaba cakaaruhu iman wixii ka soo baxa waan arki doonnaa, waxaan ka fileynaa inay caddeeyaan mowqifkooda oo ay dhahaan waan idinla qasadnay ama ay dhahaan arrintaasi khalad ayay ahayd marka iyagay u taallaa jawaabta ay ka bixinayaan\u201d ayuu intaa raaciyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale ONLF ayaa sheegtay in heshiiskii ay Itoobiya la galeen ay ka fushay boqolkiiba 20 islamarkana uusan wada hirgalin.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Boqolkiiba 10 ama 20 ayaa ka fushay sida in xabbad-joojin ay dhacday oo ah dagaalkii Itoobiya iyo ONLF u dhaxeeyay oo si nabad ah aan u dhaqdhaqaaqno laakiin dhibaatada asalka ahayd ee ah inaan dareemeyno gumeysi inaan dareemeyno gacan-bidxeyn inaanu xasuuq soo marnay inaanu mag-dhaw ku leennahay Itoobiya inaanu ictiraaf ku leennahay dambiyadii ay naga gashay arrimahaasi oo dhan xal laga gaarin\u201d ayuu yiri Mr Caddaani.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sanadkii 2018 ayay ahyad markii ay ONLF iyo dowladda Itoobiya heshiis ku kala saxiixdeen magaalada Casmara ee xarunta dalka Ertreya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qodobka ugu weyn wuxuu ahaa xabbad joojin, taasoo ay ONLF dhankeeda ku dhawaaqday , Itoobiyana ay sidaa kaga saartay \u201cLiiska ururrada argagixisada ah\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">ONLF waxay mudo dheer ku jirtay halgan ay ku doonaysay in ay ku xoreyso deegaanada Soomaalida Itoobiya, marxalado kala duwan ayuu halgankii hubaysnaa ee ONLF soo maray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxey dagaalo la galeen ciidamadii dalkaasi Ethiopia ee hoos tagayay maamuladii kala duwanaa ee soo xukumayay dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Isha: BBC<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula. Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay dowladda Itoobiya uga fadhiyaan in ay faahfaahin ka bixiso islamarkaana ay kala caddeyso hadalka taliyaha. Afhayeenka ONLF oo BBC la hadlay ayaa sheegay in arrintan ay la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula. Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay dowladda Itoobiya uga fadhiyaan in ay faahfaahin ka bixiso islamarkaana ay kala caddeyso hadalka taliyaha. Afhayeenka ONLF oo BBC la hadlay ayaa sheegay in arrintan ay la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-13T08:08:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/\",\"name\":\"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp\",\"datePublished\":\"2024-09-13T08:08:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp\",\"width\":640,\"height\":314},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya - Wardoon","og_description":"Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula. Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay dowladda Itoobiya uga fadhiyaan in ay faahfaahin ka bixiso islamarkaana ay kala caddeyso hadalka taliyaha. Afhayeenka ONLF oo BBC la hadlay ayaa sheegay in arrintan ay la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-13T08:08:33+00:00","og_image":[{"width":640,"height":314,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/","name":"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp","datePublished":"2024-09-13T08:08:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/58b94970-7113-11ef-b02d-c5f3b724a1ea.png.webp","width":640,"height":314},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-si-adag-ugu-jawaabtay-taliyaha-militariga-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ONLF oo si adag ugu jawaabtay taliyaha militariga Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182546"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182549,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182546\/revisions\/182549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182547"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}