{"id":182550,"date":"2024-09-13T17:47:21","date_gmt":"2024-09-13T14:47:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182550"},"modified":"2024-09-13T17:47:21","modified_gmt":"2024-09-13T14:47:21","slug":"wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149-300x152.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay kooxaha gooni-goosadka, in Soomaaliya ay qaadi doonto talaabooyin uu ku tilmaamay &#8220;kala gurasho.&#8221;<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay Soomaaliya in aysan doonaynin burburka Itoobiya, balse haddii faragelinta ay sii socoto, ay Soomaaliya fursad u haysato inay cilaaqaad la sameyso jabhadaha Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Annagu hadda Itoobiya burburkeeda dooni mayno, wax dan ah Soomaaliya iyo Geeska Afrika uguma jirto. Laakiin, haddii ay kusii socdaan heshiisyada ay la galayaan kooxaha gooni-goosadka ah, waa waddo noo furan inaan cilaaqaad la samaysano jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya,\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirku wuxuu caddeeyay in ujeedada Itoobiya aysan ahayn in deked laga siiyo badda Soomaaliya, balse ay dooneyso inay qaadato qeyb kamid ah dhulka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Jabuuti ayaa laga siiyay deked leh kaabayaashii waddooyinka, ahna meesha ugu dhow Itoobiya, laakiin Itoobiya uma socoto halkaas, waxay rabtaa dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed ee soo socda,&#8221; ayuu Wasiir Fiqi intaa ku daray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda wuxuu tilmaamay in Itoobiya ay yeelatay ciidan badeed oo ujeedkoodu yahay inay awood ciidan kula wareegaan qeyb kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee kuyaala meelaha dunida ugu istaraatiijiyadsan.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1188872705679543%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland. Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay kooxaha gooni-goosadka, in Soomaaliya ay qaadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland. Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay kooxaha gooni-goosadka, in Soomaaliya ay qaadi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-13T14:47:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/\",\"name\":\"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-13T14:47:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg\",\"width\":660,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland. Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay kooxaha gooni-goosadka, in Soomaaliya ay qaadi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-13T14:47:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":335,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/","name":"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg","datePublished":"2024-09-13T14:47:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024913638617997952097149.jpg","width":660,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-sheegay-inay-taageeridoonaan-jabhadaha-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Fiqi oo sheegay inay taageeridoonaan jabhadaha Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182550"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182552,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182550\/revisions\/182552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182551"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}