{"id":182553,"date":"2024-09-14T11:19:06","date_gmt":"2024-09-14T08:19:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182553"},"modified":"2024-09-15T11:43:59","modified_gmt":"2024-09-15T08:43:59","slug":"daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182555\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland oo ay wehlinayeen masuuliyiin kale oo ka tirsan labada dhinac ayaa Xalay kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay kala maamulaan dhinacyada Waqooyiga iyo Koonfurta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkaan Xalay Gaalkacyo ku dhexmaray Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo dhiggiisa Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa looga arinsaday sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada maamul.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warsaxaafadeed kasoo baxay shirka ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay ku heshiiyeen afar qodob oo muhiim u ah Iskaashiga labada dhinac ee arrimaha Amniga, Nabadaynta, Ganacsiga iyo Is dhexgalka bulshada Puntland iyo Galmudug, maadama labada maamul kala maamulaan qeybo ka mid ah gobolka Mudug.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labada madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland ayaa boggaadiyay wada shaqeynta hay\u2019adaha kala duwan ee labada maamul, waxaana bulshada labada maamul ee ku nool gobolka Mudug uga mahadceliyeen sida ay uga shaqeeyaan amniga iyo nabad gelyada deegaanka.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F1026197239049074%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso qodobada laga soo saaray shirka oo faahfaahsan:-<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182554\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024914638618802680872859.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"934\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024914638618802680872859.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024914638618802680872859-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024914638618802680872859-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland oo ay wehlinayeen masuuliyiin kale oo ka tirsan labada dhinac ayaa Xalay kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay kala maamulaan dhinacyada Waqooyiga iyo Koonfurta. Shirkaan Xalay Gaalkacyo ku dhexmaray Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo dhiggiisa Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa looga arinsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland oo ay wehlinayeen masuuliyiin kale oo ka tirsan labada dhinac ayaa Xalay kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay kala maamulaan dhinacyada Waqooyiga iyo Koonfurta. Shirkaan Xalay Gaalkacyo ku dhexmaray Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo dhiggiisa Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa looga arinsaday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-14T08:19:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-15T08:43:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/\",\"name\":\"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-14T08:19:06+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-15T08:43:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland oo ay wehlinayeen masuuliyiin kale oo ka tirsan labada dhinac ayaa Xalay kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay kala maamulaan dhinacyada Waqooyiga iyo Koonfurta. Shirkaan Xalay Gaalkacyo ku dhexmaray Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo dhiggiisa Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa looga arinsaday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-14T08:19:06+00:00","article_modified_time":"2024-09-15T08:43:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/","name":"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg","datePublished":"2024-09-14T08:19:06+00:00","dateModified":"2024-09-15T08:43:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-iyo-qoor-qoor-oo-heshiis-kala-saxiixday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Deni iyo Qoor Qoor oo heshiis kala saxiixday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182553"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182553"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182576,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182553\/revisions\/182576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182555"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}