{"id":182566,"date":"2024-09-15T11:21:30","date_gmt":"2024-09-15T08:21:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182566"},"modified":"2024-09-15T11:21:30","modified_gmt":"2024-09-15T08:21:30","slug":"wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/","title":{"rendered":"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182567\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Baaqashada shirkaan ayaa kusoo aadday iyadoo labada dal ay hawada isku marinayaan hadalo xanafleh oo saamayn ku yeelan kara sii socoshada wada xaajoodka Ankara.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labada dal ayaa horey heshiis ugu gaari waayay wajigii labaad iyo wajigii koowaad ee wadahadalada Ankara, inkastoo dowladda Turkiga ay sheegtay inay jiraan iskusoo dhowaansho labada dhinac ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Laakiin Soomaaliya ayaa caddaysay in aysan marnaba ka tanaasulin in Ethiopia ay ka laabato heshiiska marin biyoodka ah ee ay la gashay maamulka Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maalmo ka hor, wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in Soomaaliya ay wadashaqayn la yeelan doonto jabhadaha Gooni-goosadka ee ka jira dalka Ethiopia, haddii aysan Ethiopia ka laaban heshiiska xadgudubka ku ah qaranimada dalkeeda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ethiopia waxay dhankeeda walaac xooggan ka muujisay saamaynta Masar ee Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay madaxda Soomaaliya inay cadowga Ethiopia la galeen iskaashi dhinaca difaaca ah. Ethiopia waxay ku adkaysatay inay difaacayso heshiiska ay la gashay Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, waxaa laga cabsi qabaa in ay burburaan wadahadalada uu Turkiga garwadeenka ka yahay, taasoo kor usii qaadi karta xiisadda labada dal.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya waxay horey ugu hanjabtay inay qaadayso tallaabooyin waawayn haddii ay Ethiopia ay kusii socoto ku xadgudubka dhulkeeda.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta. Baaqashada shirkaan ayaa kusoo aadday iyadoo labada dal ay hawada isku marinayaan hadalo xanafleh oo saamayn ku yeelan kara sii socoshada wada xaajoodka Ankara. Labada dal ayaa horey heshiis ugu gaari waayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta. Baaqashada shirkaan ayaa kusoo aadday iyadoo labada dal ay hawada isku marinayaan hadalo xanafleh oo saamayn ku yeelan kara sii socoshada wada xaajoodka Ankara. Labada dal ayaa horey heshiis ugu gaari waayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-15T08:21:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/\",\"name\":\"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-15T08:21:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday - Wardoon","og_description":"Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta. Baaqashada shirkaan ayaa kusoo aadday iyadoo labada dal ay hawada isku marinayaan hadalo xanafleh oo saamayn ku yeelan kara sii socoshada wada xaajoodka Ankara. Labada dal ayaa horey heshiis ugu gaari waayay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-15T08:21:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/","name":"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg","datePublished":"2024-09-15T08:21:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619649495280127.jpg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-ee-ankara-oo-baaqday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara oo baaqday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182566"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182568,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182566\/revisions\/182568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182567"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}