{"id":182572,"date":"2024-09-15T11:41:40","date_gmt":"2024-09-15T08:41:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182572"},"modified":"2024-09-15T11:41:40","modified_gmt":"2024-09-15T08:41:40","slug":"taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/","title":{"rendered":"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182573\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png\" alt=\"\" width=\"1108\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png 1108w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf-300x195.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf-1024x665.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf-768x499.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf-696x452.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf-1068x694.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf-646x420.png 646w\" sizes=\"(max-width: 1108px) 100vw, 1108px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">PSF ayaa mar kale xalay soo saartay digniin culus, waxayna sii adkeystay digniintii hore ee ahayd in laga fogaado aagga garoonka Boosaaso, sidoo kalena aysan kasoo dagi karin diyaaradaha duulimaadka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraalka taliska oo xalay la shaaciyay ayaa waxaa lagu sheegay in aanu weli xal rasmi ah laga gaarin arrinta garoonka, ayna u digayaan shacabka iyo shirkadaha duulimaadyada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliska PSF ayaa si gaar ah ugu digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines, wuxuuna sheegay shirkaddii u hoggaansami wayso amarkooda in ay iyadu qaadi doonto mas\u2019uuliyadda wixii halkaasi ka dhaco.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Khilaafka ugu wayn ayaa ka dhashay isticmaalka garoonka oo ay PSF sheegtay in loo diiday ciidamadeeda iyo xittaa in laga dhoofiyo askar ka dhaawacantay, waxayna Puntland ku eedeysay inay garoonka u beddashay xero ciidan.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ma ahaan doono goob u xiran ciidamo gaar ah ama qoys gaar ah waxaan uga digeynaa dhammaan shacabka ku dhaw garoonka Boosaaso in ay isaga fogaadaan. Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ma ahaan doono goob u xiran ciidamo gaar ah ama qoys gaar ah\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay ciidamada PSF.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Puntland ayaa iyana maalin kahor jawaab ka bixisay digniinta ciidanka PSF, waxayna hoosta ka xariiqday in wax xaalad ah aysan ka jirin Boosaaso, isla markaana ay tahay nabadgelyo.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan rabnaa in shacabka magaalada in ay ogaadaan in aysan jirin nabad galyo xumo, waxaan uga digeynaa dadka nabad galyo darrada abuuraya in ay ka fogaadaan\u201d ayuu yiri guddoomiyaha maamulka gobolka Bari.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Arrintan ayaa durbo dhalisay xiisad xoogan oo laga dareemay Boosaaso oo ay horay ugu dagaalameen ciidamada PSF-ta iyo kuwa kale oo taabacsan madaxtooyada maamulkaas.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac. PSF ayaa mar kale xalay soo saartay digniin culus, waxayna sii adkeystay digniintii hore ee ahayd in laga fogaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-15T08:41:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1108\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/\",\"name\":\"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png\",\"datePublished\":\"2024-09-15T08:41:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png\",\"width\":1108,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines - Wardoon","description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-15T08:41:40+00:00","og_image":[{"width":1108,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/","name":"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png","datePublished":"2024-09-15T08:41:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/psf.png","width":1108,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-psf-ayaa-u-digay-diyaaradaha-daallo-arline-iyo-itoobiya-arlines\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliska PSF ayaa u digay diyaaradaha Daallo Arline iyo Itoobiya Arlines"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182572"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182572"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182575,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182572\/revisions\/182575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182573"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}