{"id":182604,"date":"2024-09-16T11:26:17","date_gmt":"2024-09-16T08:26:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182604"},"modified":"2024-09-16T11:26:17","modified_gmt":"2024-09-16T08:26:17","slug":"laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/","title":{"rendered":"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-124979\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Lafta-Gareen.jpg\" alt=\"\" width=\"1296\" height=\"864\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Lafta-Gareen.jpg 1296w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Lafta-Gareen-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Lafta-Gareen-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Lafta-Gareen-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1296px) 100vw, 1296px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Safar Ra\u00edsul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre , uu dhawaan ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, ayeysan kasoo bixin wax natiijo ah oo ay ku qanci karto Villa Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamse Cabdi Barre, ayaana Madaxweynaha Koonfur Galbeed gaarsiiyay farriin uu ka waday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa uu sidoo kale Xamse Barre ka codsaday Madaxweyne Laftagareen in uu yimaado Muqdisho lana kulmo Madaxweynaha dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen ayaana ka biyo diiday in uu yimaado magaalada Muqdisho, waxa uuna u sheegay Ra\u00edsul Wasaaraha iyo wafdigiisa in uu kasoo tashanayo imaanshaha Muqdisho iyo qodobadii kale ay kawada hadleen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Villa Soomaaliya ayaa ku cadaadineysa Madaxweynaha Koonfur Galbeed in uu yimaado magaalada Muqsdisho, lamana oga ujeedka ay Villa Soomaaliya u rabto in Muqdisho yimaado Madaxweyne Laftagareen oo xilligan dowladda khilaaf kala dhaxeeyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida aan xogta ku helnay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa mar kale u xilsaaray guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe sidii Laftagareen ugu cadaadin lahaa in uu yimaado Muqdisho , si xal loogu helo khilaafka taagan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaana wararku sheegayaan in telfoon kula xiriiray Madaxweyne Laftagareen uuna ka codsaday in uu yimaado Muqdisho . si uu ula kulmo Madaxweynaha loogana wadahadalo mad madowga xilligan taagan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Villa Soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjeeda qorshe uu ku doonayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed in uu ku qabsado doorasho uu isaga maamulanayo si mar kale loogu doorto, waxa ayna Villa Soomaaliya rabtaa in la qabto doorasho iyada maamuleyso ama dib loo dhigo doorashada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Lama oga cadaadiska hadda saaran Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ku aadan in uu tago Muqdisho kana ;aabto doorashada uu aqbali doono, waxa uuna dhankiisa wataa shuruudo qaarkood ku adagn yihiin Villa Soomaaliya in ay fuliso.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safar Ra\u00edsul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre , uu dhawaan ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, ayeysan kasoo bixin wax natiijo ah oo ay ku qanci karto Villa Soomaaliya. Xamse Cabdi Barre, ayaana Madaxweynaha Koonfur Galbeed gaarsiiyay farriin uu ka waday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa uu sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182604","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safar Ra\u00edsul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre , uu dhawaan ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, ayeysan kasoo bixin wax natiijo ah oo ay ku qanci karto Villa Soomaaliya. Xamse Cabdi Barre, ayaana Madaxweynaha Koonfur Galbeed gaarsiiyay farriin uu ka waday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa uu sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-16T08:26:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1296\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/\",\"name\":\"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-16T08:26:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg\",\"width\":1296,\"height\":864},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago - Wardoon","og_description":"Safar Ra\u00edsul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre , uu dhawaan ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, ayeysan kasoo bixin wax natiijo ah oo ay ku qanci karto Villa Soomaaliya. Xamse Cabdi Barre, ayaana Madaxweynaha Koonfur Galbeed gaarsiiyay farriin uu ka waday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, waxa uu sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-16T08:26:17+00:00","og_image":[{"width":1296,"height":864,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/","name":"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg","datePublished":"2024-09-16T08:26:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Lafta-Gareen.jpg","width":1296,"height":864},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-weli-lagu-cadaadinayo-inuu-muqdisho-tago\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laftagareen oo weli lagu cadaadinayo inuu Muqdisho tago"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182604"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182604"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182605,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182604\/revisions\/182605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122878"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}