{"id":182609,"date":"2024-09-17T11:22:19","date_gmt":"2024-09-17T08:22:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182609"},"modified":"2024-09-17T11:24:16","modified_gmt":"2024-09-17T08:24:16","slug":"xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/","title":{"rendered":"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182611\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621371145751156.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621371145751156.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621371145751156-300x175.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho si uu wadatashiyo heerkiisu sareeyo ula yeesho dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">War saxaafadeed kasoo baxay booqashada xoghayaha IGAD ayaa lagu sheegay, in booqashadan ay hoosta ka xariiqayso sida ay IGAD uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga qotoda dheer ee ay la leedahay Soomaaliya, oo ah xubin aas aastay urur goboleedka IGAD, iyo xoojinta dadaallada wadajirka ah ee lagu xaqiijinayo nabadda, xasilloonida, iyo horumarka waara ee Geeska Afrika.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Intii uu ku guda jiray booqashadiisa, H.E. Dr. Workneh Gebeyehu ayaa la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wadahadal ay yeesheen ayaa diiradda lagu saaray nabadda iyo amniga gobolka, iskaashiga dhaqaalaha, iyo qorshayaasha IGAD ee Soomaaliya ka socda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mar kale xaqiijiyay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay xoojinta xiriirka IGAD ee horumarinta gobolka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulan gaar ah oo uu la qaatay Axmed Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, H.E. Dr. Workneh ayaa dowladda Soomaaliya la saxiixday heshiis lagu sii xoojinayo xiriirka IGAD iyo Soomaaliya. Qodobbada ugu muhiimsan ee heshiiska ayaa ah in la dhiso xarun heer gobol ah oo heer sare ah oo dhanka dhaqaalaha buluuga ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dr. Workneh ayaa ku ammaanay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tallaabooyinka ay ku qaadayso nabadda iyo dowlad-dhisidda, isagoo muujiyay doorka muhiimka ah ee Soomaaliya ay ka ciyaareyso qaabeynta xasilloonida iyo amniga gobolka. Wuxuu kaloo xaqiijiyay in IGAD ay sii wadi doonto taageerada dadaallada Soomaaliya ee wax looga qabanayo caqabadaha sida ka hortagga xagjirnimada rabshadaha wata, wax ka qabashada barakicinta cimilada, iyo kobcinta maamul loo dhan yahay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dr. Workneh oo ka hadlayay booqashada ayaa yiri \u201cSoomaaliya kaliya ma ahan xubin aasaasi ah oo IGAD ka tirsan balse sidoo kale waa saaxiib muhiim ah oo ku aaddan howlgalka aan wadaagno ee ah horumarinta nabadda, xasilloonida, iyo horumarka Geeska Afrika. Waxaan garab taaganahay Soomaaliya inta ay ku sii socoto wadadii ay ku gaari lahayd nabad iyo barwaaqo waarta, waxaana sii wadi doonnaa taageerada dadaallada dowladda ee lagu dhisayo qaran adkaysi leh.\u201d<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F443686968718201%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F512691704839825%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-182614\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-1068x711.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459729250_1018897303610209_2911877104605981528_n-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-182615\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-1068x711.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459896156_1018897266943546_3433598791680907147_n-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-182616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-1068x711.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/459921926_1018897310276875_1061338952121063607_n-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-182617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-1068x711.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460137655_1018897273610212_5365083159774117036_n-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho si uu wadatashiyo heerkiisu sareeyo ula yeesho dowladda federaalka Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay booqashada xoghayaha IGAD ayaa lagu sheegay, in booqashadan ay hoosta ka xariiqayso sida ay IGAD uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga qotoda dheer ee ay la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho si uu wadatashiyo heerkiisu sareeyo ula yeesho dowladda federaalka Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay booqashada xoghayaha IGAD ayaa lagu sheegay, in booqashadan ay hoosta ka xariiqayso sida ay IGAD uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga qotoda dheer ee ay la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-17T08:22:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-17T08:24:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1548\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"924\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/\",\"name\":\"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png\",\"datePublished\":\"2024-09-17T08:22:19+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-17T08:24:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png\",\"width\":1548,\"height\":924},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya - Wardoon","og_description":"Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqdisho si uu wadatashiyo heerkiisu sareeyo ula yeesho dowladda federaalka Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay booqashada xoghayaha IGAD ayaa lagu sheegay, in booqashadan ay hoosta ka xariiqayso sida ay IGAD uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga qotoda dheer ee ay la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-17T08:22:19+00:00","article_modified_time":"2024-09-17T08:24:16+00:00","og_image":[{"width":1548,"height":924,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/","name":"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png","datePublished":"2024-09-17T08:22:19+00:00","dateModified":"2024-09-17T08:24:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-17-at-09.21.35.png","width":1548,"height":924},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayaha-ee-urur-goboleedka-igad-oo-taageeray-midnimada-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xoghayaha ee Urur goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182609"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182609"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182618,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182609\/revisions\/182618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182612"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}