{"id":182634,"date":"2024-09-18T20:12:54","date_gmt":"2024-09-18T17:12:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182634"},"modified":"2024-09-18T20:12:54","modified_gmt":"2024-09-18T17:12:54","slug":"jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/","title":{"rendered":"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182635\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa gobolka Awdal lagaga dhawaaqay jabhad la magac baxday Gurmad, oo ka cadhootay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Jabhada oo muuqal kasoo duubtay buur ku taala gobolka, ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in uu si deg deg ah kusoo daayo xildhibaanka, hadii sida la yeeli waayana ay xoog isticmaali doonaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Haduu kusoo dayn waayo 72 saacadood gudahood ninkaa xildhibaanka aanu u dooranay ee Maxamed Abiib hadii uu caawa kadib dhaxo waad arki doontaa&#8221; mid kamid ah jabhada ayaa sida ku hanjabay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Jabhadu waxa ay sheegtay in Madaxweyne Biixi uu sharciga Somaliland ku tumanayo, isla markaana uu ka baxay dastuurkii ay ku heshiiyeen dadku.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waxa maanta buurta na saaray annaga oo ah dad reer Somaliland ah dhibaatada uu samaynayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo uu ku ciyaaray sharciga wixii aanu ku heshiinay uu sagu laalay&#8221; mid kamid ah xubnaha jabhada ayaa sida yidhi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Jabhadan ayaa ka dhalatay xadhig ay xukuumada Somaliland kula kacday Xildhibaan Abiib oo kasoo jeeda deegaanka jabhada lagaga dhawaaqay, xildhibaanka oo xabsiga la dhigay isaga oo aan dhawrsanaanta laga qaadin ayaa xidhan muddo ka badan 10 cisho.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAwdalmediagroup%2Fvideos%2F1636986323605080%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa gobolka Awdal lagaga dhawaaqay jabhad la magac baxday Gurmad, oo ka cadhootay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf. Jabhada oo muuqal kasoo duubtay buur ku taala gobolka, ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in uu si deg deg ah kusoo daayo xildhibaanka, hadii sida la yeeli waayana ay xoog isticmaali doonaan. &#8220;Haduu kusoo dayn waayo 72 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa gobolka Awdal lagaga dhawaaqay jabhad la magac baxday Gurmad, oo ka cadhootay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf. Jabhada oo muuqal kasoo duubtay buur ku taala gobolka, ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in uu si deg deg ah kusoo daayo xildhibaanka, hadii sida la yeeli waayana ay xoog isticmaali doonaan. &#8220;Haduu kusoo dayn waayo 72 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-18T17:12:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/\",\"name\":\"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-18T17:12:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal - Wardoon","og_description":"Waxa gobolka Awdal lagaga dhawaaqay jabhad la magac baxday Gurmad, oo ka cadhootay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf. Jabhada oo muuqal kasoo duubtay buur ku taala gobolka, ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in uu si deg deg ah kusoo daayo xildhibaanka, hadii sida la yeeli waayana ay xoog isticmaali doonaan. &#8220;Haduu kusoo dayn waayo 72 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-18T17:12:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/","name":"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg","datePublished":"2024-09-18T17:12:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024918638622576735428120.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabhad-taageersan-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-lagaga-dhawaaqay-awdal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabhad taageersan Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagaga dhawaaqay Awdal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182634"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182636,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182634\/revisions\/182636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182635"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}