{"id":182674,"date":"2024-09-23T10:54:08","date_gmt":"2024-09-23T07:54:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182674"},"modified":"2024-09-23T10:54:08","modified_gmt":"2024-09-23T07:54:08","slug":"masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/","title":{"rendered":"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-182675\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"517\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg 259w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3-80x60.jpeg 80w\" sizes=\"(max-width: 517px) 100vw, 517px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">War-saxaafadeed lagu daabacay wakaaladaha wararka ee Masar, ayaa muwaadiniinta loogu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan uga dhoofaan madaarka Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Dhammaan muwaadiniinta Masar waxaan ka codsanaynaa in aanay u safrin Somaliland, iyadoo la eegayo saamaynta amni-darrada ku leedahay ammaankooda,\u201d ayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay safaaradda Masar ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warkan ayaa ku soo beegmay iyadoo ay cirka isku sii shareerayso xiisadda ka taagan Geeska Afrika, ka dib heshiis muran badan dhaliyay oo ay bishii January ay kala saxeexdeen Somaliland iyo Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bishii Agoosto, Masar iyo Soomaaliya waxay sii xoojiyeen xiriirkooda ciidan iyagoo saxiixay nidaamka iskaashiga difaaca. Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa xaqiijiyay in Masar ay taageereyso madax banaanida Soomaaliya. \u201cSoomaaliya waa xubin madaxbanaan oo ka tirsan Jaamacadda Carabta, waxaana ku garab taagannahay sidii aan u sugi lahayn amnigooda,\u201d ayuu ku dhawaaqay madaxweynaha Masar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u dhaliilay faragelinta Itoobiya ee Somaliland, isagoo ku eedeeyay Addis Ababa inay ku xad-gudubtay madax-bannaanida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa. War-saxaafadeed lagu daabacay wakaaladaha wararka ee Masar, ayaa muwaadiniinta loogu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan uga dhoofaan madaarka Hargeysa. \u201cDhammaan muwaadiniinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-23T07:54:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/\",\"name\":\"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-09-23T07:54:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg\",\"width\":259,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland - Wardoon","description":"Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland - Wardoon","og_description":"Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-23T07:54:08+00:00","og_image":[{"width":259,"height":194,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/","name":"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg","datePublished":"2024-09-23T07:54:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo ku sababaysay xaaladda ammaan ee ka sii daraysa.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-3.jpeg","width":259,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-muwaadiniinteeda-ugu-baaqday-inay-kabaxaan-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay kabaxaan Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182674"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182674"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182676,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182674\/revisions\/182676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182675"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}