{"id":182677,"date":"2024-09-23T10:56:28","date_gmt":"2024-09-23T07:56:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182677"},"modified":"2024-09-23T10:56:28","modified_gmt":"2024-09-23T07:56:28","slug":"shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/","title":{"rendered":"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182678\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag kasoo soo saaray haysashada, isticmaalka iyo iibinta hubka ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay guddoomiyaha in cid walba oo lagu arko iyadoo isticmaaleysa hub sharci daro ah laga qaadi doono talaabo adag, islamarkaana ka maxkamad ahaan ay diyaariyeen xubno la shaqeeya ciidamada amaanka oo marka lala soo wadaago xogta soo jaraya waaranka u ogolaanaya in la geli karo guryaha ama goobaha hubka lagu haysto.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waa dambi weyn in laga ganacsado hub, waa jariimo lid ku ah badqabka muwaadinka iyo badbaadada Dalka, waxaa kale oo dambi ah in iyada oo lagu gambanayo mas\u2019uuliyad in hub lagu heysto guriga, ka garsoor Ciidan ahaan waxaa diyaar naga ah marka la fulinayo howlgalka ka dhanka ah hubka sharci darrada ah Xeer Ilaaliye\u201d ayuu yiri Xasan Cali Nuur Shuute.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in digniintaan ay qeyb ka yihiin masuuliyiinta dowladda xilalka ka haayo ee haysta hubka aan sharciyeysneen, maadama dowladda ay dooneyso iney la dagaalanto ka hortaga hubka sharci darada ah, waxaana xusid mudan in maalmo kooban ka hor ciidamada Booliiska Muqdisho kusoo bandhigeen hub sharci daro ah iyo raggii ka ganacsanaayay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Kowaad ayaa kusoo aadaya, iyadoo Jimcihii lasoo dhaafay uu sheegay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in gacan adag lagu qaban doono ganacsiga hubka iyo in lagu heysto guryaha, isagoona faray ciidamada amaanka iney qaadaan talaabo kasto oo ku haboon in lagu soo qabto hubka sharci darada ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag kasoo soo saaray haysashada, isticmaalka iyo iibinta hubka ee magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay guddoomiyaha in cid walba oo lagu arko iyadoo isticmaaleysa hub sharci daro ah laga qaadi doono talaabo adag, islamarkaana ka maxkamad ahaan ay diyaariyeen xubno la shaqeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag kasoo soo saaray haysashada, isticmaalka iyo iibinta hubka ee magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay guddoomiyaha in cid walba oo lagu arko iyadoo isticmaaleysa hub sharci daro ah laga qaadi doono talaabo adag, islamarkaana ka maxkamad ahaan ay diyaariyeen xubno la shaqeeya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-23T07:56:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/\",\"name\":\"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-23T07:56:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg\",\"width\":660,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag kasoo soo saaray haysashada, isticmaalka iyo iibinta hubka ee magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay guddoomiyaha in cid walba oo lagu arko iyadoo isticmaaleysa hub sharci daro ah laga qaadi doono talaabo adag, islamarkaana ka maxkamad ahaan ay diyaariyeen xubno la shaqeeya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-23T07:56:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":351,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/","name":"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg","datePublished":"2024-09-23T07:56:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024923638626585667947000.jpg","width":660,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shuute-oo-digniin-adag-u-diray-dadka-ka-ganacsada-hubka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182677"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182679,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182677\/revisions\/182679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182678"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}