{"id":182680,"date":"2024-09-23T10:59:15","date_gmt":"2024-09-23T07:59:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182680"},"modified":"2024-09-23T10:59:15","modified_gmt":"2024-09-23T07:59:15","slug":"xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/","title":{"rendered":"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182681\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo cabsi badan ku beertay dadka magaalada degan, xilli uu khilaaf u dhaxeeyo ciidanka daacada u ah Madxaweyne Deni iyo ciidanka PSF.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamo badan oo katirsan kuwa maamulka Puntalnd ayaa xalay lagu arkayay qeybo badan oo kamid ah magaalada Boosaaso, waxaana shacabka magaalada degan qaarkood bilaabeen in ay barakcaaan , iyaga oo ka cabsi qabay in ay dagaallamayaan labada ciidan ee iska soo horjeeda ee magaalada wada jooga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">War kasoo baxay taliska booliiska qeybta gobolka Bari, ayaa lagu sheegay in aysan jirin wax xiisad ah oo magaalada ka taagan, waxa ayna booliiska sheegeen in ciidamada ammaanka ee magaalada jooga ay si caadi ah u wataan shaqadooda.<\/span><\/p>\n<p>\u201d<span style=\"font-size: large;\">Ma jirto wax xiisad ah oo ka taagan Magaalada Boosaaso, ciidanka Amniga ee kala duwani waxay ku jiraan shaqadoodii caadiga ahayd ee sugidda Amniga sida Roondada iyo baaritaanka caadiga ah ee amaanka ku saabsan, Taliska Ciidan Booliska Gobolka Bari, waxa uu idiin xaqijiinayaa inaysan jirin wax ciidan ah oo wada Howl-gal gaar ah ama ciidamo is-horfidhiya\u201d ayaa lagu yiri warka booliiska.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Booliiska magaalada Boosaaso ayaana shacabka u sheegay in wararka la faafinayo ee sheegaya in xiisad dagaal magaalada ka jirto ay been tahay, waxa ayna shacabka ku wargaliyeen in ay isdejiyaan si caadi ahna ku joogaan xaafadahooda.<\/span><\/p>\n<p>\u201d<span style=\"font-size: large;\">Dadka faafinaya wararka been abuurka ah waa kuwa ku sifoobay baahinta warar aan xaqiiq ahayn waxaan ugu baaqaynaa shacabka magaalada Boosaso inay is-dajiyaan oo la shaqeeyaan ciidanka Amniga sugaaya waa mahadsantihiin\u201d ayaa lagu yiri warka booliiska soo saaray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Boosaaso ayaa maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay xiisad u dhaxeysa ciidamada Madaxweyne Deni daacada u ah iyo ciidamada kale ee PSF, labadan ciidan ayaana horey magaalada ugu dhax maray dagaal dhiig badan ku daatay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo cabsi badan ku beertay dadka magaalada degan, xilli uu khilaaf u dhaxeeyo ciidanka daacada u ah Madxaweyne Deni iyo ciidanka PSF. Ciidamo badan oo katirsan kuwa maamulka Puntalnd ayaa xalay lagu arkayay qeybo badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182681,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182680","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo cabsi badan ku beertay dadka magaalada degan, xilli uu khilaaf u dhaxeeyo ciidanka daacada u ah Madxaweyne Deni iyo ciidanka PSF. Ciidamo badan oo katirsan kuwa maamulka Puntalnd ayaa xalay lagu arkayay qeybo badan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-23T07:59:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/\",\"name\":\"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp\",\"datePublished\":\"2024-09-23T07:59:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo cabsi badan ku beertay dadka magaalada degan, xilli uu khilaaf u dhaxeeyo ciidanka daacada u ah Madxaweyne Deni iyo ciidanka PSF. Ciidamo badan oo katirsan kuwa maamulka Puntalnd ayaa xalay lagu arkayay qeybo badan oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-23T07:59:15+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/","name":"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp","datePublished":"2024-09-23T07:59:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso.webp","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-laga-dareemay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisad dagaal oo laga dareemay Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182680"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182680"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182682,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182680\/revisions\/182682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182681"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}