{"id":182683,"date":"2024-09-23T11:03:09","date_gmt":"2024-09-23T08:03:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182683"},"modified":"2024-09-23T11:03:09","modified_gmt":"2024-09-23T08:03:09","slug":"dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182684\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png-300x168.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamo katirsan booliiska dalka Pakistan ayaa toogasho ku dilay in dhaqtar ahaa oo lagu eedeeyay in uu caayay diinta Islaamka , waxaa sidoo kale ninkan lagu eedeeyay in uu u gefay Nabbi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dr Shahnawaz Kanbhar, ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray dhuumasho kaddib markii uu u gefay diinta Islaamka, waxaana ninkan oo mooto saarnaa si lama filaan ah ku toogtay ciidamo booliis ah oo xilligaasi ku jiray howlgal amni xaqiijin ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha booliiska deegaanka ee gobolka Sindh, Niaz Khoso, ayaa warbaahinta u sheegay in booliiska istaajiyeen mooto ay la socdeen dhaqtarka la dilay iyo nin la socday, waxa uuna xusay in durba dhaqtarka la toogtay uu rasaas kusoo riday booliiska , sidaasna ku dhacday toogashada dhaqtarka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay taliyaha in ciidanka booliiska ee toogtay ninkan rasaasta kusoo furay aysan ogeyn xilligaasi qofka rasaasta ku furay in uu yahay Dr Shahnawaz Kanbhar oo lagu tuhmayay in diinta Islaamka u gefay kuna jiray dhuumasho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ehelada dhaqtarka la dilay ayaa dhankooda sheegay in dilka uu ahaa mid la qorsheeyay, waxa ayna xuseen in iska horimaadka booliiska sheegeen in uu ahaa mid been ah oo lagu xalaashanayay dilka loo geestay ninkan loo heestay in diinta Islaamka wax ka sheegay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhaqtarkan la dilay ayaa noqonaya qofkii labaad oo oo lagu tuhmayo in diinta Islaamka wax ka sheegay oo isbuuc gudihiisa lagu toogto gudaha dalka Pakistan, waxaana dalkaasi marar badan lagu dilay dad diinta Islaamka iyo Nabbi Maxamed NNKH wax ka sheegay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan booliiska dalka Pakistan ayaa toogasho ku dilay in dhaqtar ahaa oo lagu eedeeyay in uu caayay diinta Islaamka , waxaa sidoo kale ninkan lagu eedeeyay in uu u gefay Nabbi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateen. Dr Shahnawaz Kanbhar, ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray dhuumasho kaddib markii uu u gefay diinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo katirsan booliiska dalka Pakistan ayaa toogasho ku dilay in dhaqtar ahaa oo lagu eedeeyay in uu caayay diinta Islaamka , waxaa sidoo kale ninkan lagu eedeeyay in uu u gefay Nabbi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateen. Dr Shahnawaz Kanbhar, ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray dhuumasho kaddib markii uu u gefay diinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-23T08:03:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp\",\"datePublished\":\"2024-09-23T08:03:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay - Wardoon","og_description":"Ciidamo katirsan booliiska dalka Pakistan ayaa toogasho ku dilay in dhaqtar ahaa oo lagu eedeeyay in uu caayay diinta Islaamka , waxaa sidoo kale ninkan lagu eedeeyay in uu u gefay Nabbi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateen. Dr Shahnawaz Kanbhar, ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray dhuumasho kaddib markii uu u gefay diinta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-23T08:03:09+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/","name":"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp","datePublished":"2024-09-23T08:03:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/ac580150-7737-11ef-8fc1-d5cebdd30c6b.png.webp","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhaqtar-u-gefay-diinta-islaamka-oo-toogasho-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhaqtar u gefay Diinta Islaamka oo toogasho lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182683"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182685,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182683\/revisions\/182685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}