{"id":182698,"date":"2024-09-24T11:14:37","date_gmt":"2024-09-24T08:14:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182698"},"modified":"2024-09-24T11:53:00","modified_gmt":"2024-09-24T08:53:00","slug":"siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182699\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Deni waxa uu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah oo Soomaalidu marqaati ka tahay lagu wada hadlo, wuxuu intaas ku daray haddii ay suurto gali waayaan inuu dalku khatar ugu jiro in sida Somaliland cid walba goonideeda isku taagto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Deni ayaa gartiisa u dhiibtay wafuudda kasoo qeyb gashay shir ku saabsan arrimaha nabadda oo xalay lagusoo gabagabeeyay magaalada Garowe, wuxuuna ka codsaday wafuudda shirkaas inay meel fagaare ku wada hadal siiyaan iyaga dowladda Federaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Punland wuxuu sheegay marar badan oo qol mugdi ah lagu shiray in ay wax kasoo bixi waayeen, sidaas awgeed wuxuu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah lagu wada hadlo.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Puntland waxay ka noqon doontaa hormuud, waxay diyaar u tahay isku keenidda Soomaaliya inay maskax, aqoon iyo dhaqaale ku bixiso. Waxaan rabnaa inaad idinku garwadeen ka noqotaan arrintaas. Haddii aan dhinaca kale la idinka diidin innagu waan idin ogolnahay,\u201d ayuu yiri Deni.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Deni iyo Dowladda Federaalka ayaa muddo ka badan labo sano uu khilaafkoodu taagan. Weli wax xal ah looma helin. Dhinacba dhinac kale ayuu ku eedeynayaa inuu diidan yahay in la wada hadlo.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F831640855839021%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan. Madaxweyne Deni waxa uu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah oo Soomaalidu marqaati ka tahay lagu wada hadlo, wuxuu intaas ku daray haddii ay suurto gali waayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan. Madaxweyne Deni waxa uu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah oo Soomaalidu marqaati ka tahay lagu wada hadlo, wuxuu intaas ku daray haddii ay suurto gali waayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-24T08:14:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-24T08:53:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/\",\"name\":\"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-24T08:14:37+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-24T08:53:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan. Madaxweyne Deni waxa uu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah oo Soomaalidu marqaati ka tahay lagu wada hadlo, wuxuu intaas ku daray haddii ay suurto gali waayaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-24T08:14:37+00:00","article_modified_time":"2024-09-24T08:53:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/","name":"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg","datePublished":"2024-09-24T08:14:37+00:00","dateModified":"2024-09-24T08:53:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024924638627391729666718.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siciid-deni-oo-kasoo-debcay-mucaaradnimadiisii-hore\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Siciid Deni oo kasoo debcay mucaaradnimadiisii hore"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182698"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182698"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182706,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182698\/revisions\/182706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}