{"id":182701,"date":"2024-09-24T11:17:57","date_gmt":"2024-09-24T08:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182701"},"modified":"2024-09-24T11:17:57","modified_gmt":"2024-09-24T08:17:57","slug":"masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182694\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/461111459_3686076228389448_4747493966923880431_n.jpg\" alt=\"\" width=\"718\" height=\"554\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/461111459_3686076228389448_4747493966923880431_n.jpg 718w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/461111459_3686076228389448_4747493966923880431_n-300x231.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/461111459_3686076228389448_4747493966923880431_n-696x537.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/461111459_3686076228389448_4747493966923880431_n-544x420.jpg 544w\" sizes=\"(max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Masar ayaa war rasmi ah kasoo saartay hub iyo saanad ciidan oo shalay ay soo gaarsiisay magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Masar ayaa xaqiijisay inay Soomaaliya keentay kaalmo military oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo awoodda ciidamada Soomaaliya, xilli ay labada dhinac gaareen heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa Muqdisho gaaray shixnad kaalmo military oo loogu tala galay in lagu xoojiyo awoodda ciidanka Soomaaliya, iyada oo laga amba qaadayo taageerada Masar ee lagu xaqiijinayo xasiloonida Soomaaliya, la dagaalanka aragagixisada iyo ilaalinta midnimada dhuleed ee Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa qoraalka Masar lagu sheegay in kaalmadan milateri ay tahay mid lagu fulinayo heshiiska iskaashi ee labada dal iyo dadaallada Soomaaliya oo amni ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaanka Masar ayaa imanaya saacado un kadib markii uu dekedda Muqdisho kusoo xirtay markab dagaal oo siday hub iyo saanad ciidan oo kala duwan oo Masar ugu tala-gashay ciidamada xoogga dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Muddooyinkan dambe waxaa sii xoogaysanayay xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, iyada oo dhawaan un aheyd markii diyaarad ka timid Qaahira oo siday hub iyo ciidan ay ka soo dagtay garoonka magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hubka haatan laga soo dajiyay Muqdisho ee ka yimid Masar ayaa noqonayaa kii labaad, iyadoo kan shalay soo gaaray Soomaaliya uu yahay mid ka duwan kii hore marka loo eego noocyada uu ka kooban yahay oo ay ku jireen kuwo waaweyn.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Masar ayaa war rasmi ah kasoo saartay hub iyo saanad ciidan oo shalay ay soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Masar ayaa xaqiijisay inay Soomaaliya keentay kaalmo military oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo awoodda ciidamada Soomaaliya, xilli ay labada dhinac gaareen heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah. \u201cWaxaa Muqdisho gaaray shixnad kaalmo military oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182692,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182701","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Masar ayaa war rasmi ah kasoo saartay hub iyo saanad ciidan oo shalay ay soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Masar ayaa xaqiijisay inay Soomaaliya keentay kaalmo military oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo awoodda ciidamada Soomaaliya, xilli ay labada dhinac gaareen heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah. \u201cWaxaa Muqdisho gaaray shixnad kaalmo military oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-24T08:17:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"858\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/\",\"name\":\"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-24T08:17:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg\",\"width\":719,\"height\":858},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dowladda Masar ayaa war rasmi ah kasoo saartay hub iyo saanad ciidan oo shalay ay soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Masar ayaa xaqiijisay inay Soomaaliya keentay kaalmo military oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo awoodda ciidamada Soomaaliya, xilli ay labada dhinac gaareen heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah. \u201cWaxaa Muqdisho gaaray shixnad kaalmo military oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-24T08:17:57+00:00","og_image":[{"width":719,"height":858,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/","name":"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg","datePublished":"2024-09-24T08:17:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460961899_3686076008389470_1918563169638968473_n.jpg","width":719,"height":858},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-war-rasmi-ah-kasoo-saartay-hubka-ay-geysay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay geysay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182701"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182701"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182701\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182702,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182701\/revisions\/182702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182692"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}