{"id":182710,"date":"2024-09-25T20:26:11","date_gmt":"2024-09-25T17:26:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182710"},"modified":"2024-09-25T20:26:11","modified_gmt":"2024-09-25T17:26:11","slug":"talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/","title":{"rendered":"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182711\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695-300x159.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraal kasoo baxay safaarada dowladda Talyaaniga ku leedahay Muqdisho ayaa lagu shaaciyay in la joojiyay lana hakiyay codsiyadii safaarada soo gudbisay ee ku aadanaa in fiisaha Schengen la siiyo dad badan oo Soomaaliyeed oo soo dalbaday.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Fadlan waxaa la ogaysiinayaa in safaaradda Talyaaniga ee Nairobi ay si degdeg ah u joojisay bixinta dal-ku-galka ee Schengen ee dhammaan codsiyada ay qabato safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho, wixii faahfaahin ah fadlan kala xidhiidh safaaradda Talyaaniga ee Nairobi,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka safaaradda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida aan wararka ku heleyno sababaha loo joojiyay bixinta fiisaha Schengen ayaa lagu sheegay in dad badan oo Soomaaliyeed oo isugu jiray shaqaale dowladeed iyo dad shacab ah oo ku baxay fiisahan ay dib usoo laaban waayeen, kuwaa oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradad Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaana la sheegay in dad badan oo ay lacago ka qaadatay u dalabtay fiisaha Schengen , kuwaa oo markii hore sheegay in ay dalxiis iyo howlo u baxayaan soona labaanayaan , balse dalal kale iska dhiibay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida aan xogta ku helnay wasaaradda Arrinaha Dibadda Soomaaliya ayaana dhaqaalo badan ka sameyn jirtay fiisaha Schengen ee la joojiyay, waxa ayna wasaaradda dad ay ka dhigtahy shaqaale dowladeed iyo dad kalaba u fududeyn jirtay sidii ay fiisahaasi ku heli lahaayeen kuna tagi lahaayeen Yurub.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub. Qoraal kasoo baxay safaarada dowladda Talyaaniga ku leedahay Muqdisho ayaa lagu shaaciyay in la joojiyay lana hakiyay codsiyadii safaarada soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-25T17:26:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/\",\"name\":\"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-25T17:26:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg\",\"width\":640,\"height\":340},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida - Wardoon","description":"Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida - Wardoon","og_description":"Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-25T17:26:11+00:00","og_image":[{"width":640,"height":340,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/","name":"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg","datePublished":"2024-09-25T17:26:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladda Talyaaniga ayaa si rasmi ah u joojisay fiisihii Schengen ee laga bixin jiray xarunta safaarada Talyaaniga ku leedahay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay bateen dadka qaatay fiisahaasi oo iska dhiibay dalal kuyaalla qaarada Yurub.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024925638628480844519695.jpg","width":640,"height":340},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-joojiyay-fiisaha-dalka-ku-galka-ee-uu-siin-jiray-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka ee uu siin jiray Soomaalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182710"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182712,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182710\/revisions\/182712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182711"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}