{"id":182733,"date":"2024-09-25T20:43:51","date_gmt":"2024-09-25T17:43:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182733"},"modified":"2024-09-25T20:57:33","modified_gmt":"2024-09-25T17:57:33","slug":"jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/","title":{"rendered":"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182734\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg\" alt=\"\" width=\"828\" height=\"823\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg 828w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x-300x298.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x-768x763.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x-696x692.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x-423x420.jpg 423w\" sizes=\"(max-width: 828px) 100vw, 828px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Khamiista berri ah la magacaabayo taliyaha cusub ee Booliska oo loo wado Janaraal Asad Cismaan Diyaano oo kasoo jeedo Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa intaasi kusii daraya in qorshaha uu yahay in Asad lagu magacaabo shirka Golaha Wasiirada oo uu todobaadkan guddoomin doono ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xogihii u dambeeyay ee kursigan waxay sheegayaan inay Xasan Sheekh iyo Xamza ka wada-hadleen in kursiga la siiyo Asad Diyaano, oo hoos loo dhigo colaaddii ay ku mideysnaayeen ee reer Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamza waxaa la sheegay inuu hadda halkii hore kasoo dabcay oo uu ogol yahay in la beddelo Sulub, si loogu diyaar garoobo marxalada labaad ee xukunka Xasan Sheekh oo hadda laba jirsaday.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kursiga hadda waxaa ku fadhiya Jeneraal Sulub oo si gaar ah isku xisaab ku yihiin ra\u2019iisul wasaare Xamza. Gudaha saami-qeybsiga reerka uu Xamza ku metelo 4.5 ayaa dheelinaayay muddooyinkii lasoo dhaafay, iyada oo ra\u2019iisul wasaaraha uu hal dhinac marsaday xilkiisa <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale Xubno badan oo siyaasiyiin ah oo reer Puntland oo madaxweyne Xasan Sheekh dhowr jeer kala hadlay mowduucan, ayuu Xasan u sheegay inay xaggiisa diyaar ka tahay, balse wuxuu farta ugu fiiqay dhinaca xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, kadibna waxay xubnahaasi u sheegeen Xasan Sheekh inuu isagu soo xaliyo ra\u2019iisul wasaarihiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, haddii lagu dhawaaqo magacaabista Asad Diyaano ayaa waxa ay kusoo aadeysaa, ayada oo hadda ay yare qabowday xiisadda u dhexeysa dowladda dhexe iyo Puntland, kadib markii uu wadahadal ku baaqay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-25T17:43:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-25T17:57:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"828\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"823\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/\",\"name\":\"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-25T17:43:51+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-25T17:57:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg\",\"width\":828,\"height\":823},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska - Wardoon","description":"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska - Wardoon","og_description":"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-25T17:43:51+00:00","article_modified_time":"2024-09-25T17:57:33+00:00","og_image":[{"width":828,"height":823,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/","name":"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg","datePublished":"2024-09-25T17:43:51+00:00","dateModified":"2024-09-25T17:57:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo dheer dib u dhaceysay, sababo la xiriira is qab-qabsi hareeyay kursigan oo uu hadda ku fadhiyo Jeneraal Sulub Axmed Firin oo kasoo jeedo Jubbaland.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/D274LIpWsAAxc3x.jpg","width":828,"height":823},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-asad-diyaano-oo-loomagacaabayo-taliyaha-ciidanka-booliska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneraal Asad Diyaano oo loomagacaabayo Taliyaha Ciidanka Booliska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182733"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182733"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182736,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182733\/revisions\/182736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182734"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}