{"id":182791,"date":"2024-09-29T14:56:38","date_gmt":"2024-09-29T11:56:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182791"},"modified":"2024-09-30T10:53:38","modified_gmt":"2024-09-30T07:53:38","slug":"daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182792\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png\" alt=\"\" width=\"1250\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png 1250w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-300x223.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-1024x760.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-768x570.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-696x517.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-1068x793.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-566x420.png 566w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46-265x198.png 265w\" sizes=\"(max-width: 1250px) 100vw, 1250px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa si toos ah u carab baabay ciidamada Itoobiya ee jooga Gedo, wuxuuna sheegay inay qabsadeen garoomada iyo waddooyinka muhiimka ah ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu Itoobiyaanka ku eedeeyay inay hub soo geliyeen gudaha Soomaaliya, isla markaana ay ku wareejiyeen maleeshiyaad qabaa\u2019il oo gudaha ku sugan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dhammaan tallaabooyinkan ay bannaanka keeneen farogelin uu tilmaamay in weligeed ay Itoobiya ku haysay arrimaha gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta uu ku guda jiray wareysiga waxaa kale oo uu madaxweynhu meel adag ka istaagay heshiiska badda ee dhaliyay xiisadda haatan u dhexeyo labada dowladood.<\/p>\n<p>\u201cItoobiya kaliya ma sheeganaysaa waxa ku qoran MOU-ga, waxay sannado badan faragalin ku heysay arrimaha gudaha ee Soomaaliya, tan iyo markii ay Itoobiya saxiixday MOU-ga waxay hubeysay, in ka badan 1,000 maleeshiyo oo iskugu jira qabaa\u2019ilo iyo kooxo, meel kasta Koonfurta ah maanta waxaa laga helayaa oo yaala hub ay bixisay Itoobiya, waxayna qabsatay Itoobiya si gaar ah gobalka Gedo garoomadii diyaaradaha ee kuyaalay, waxayna ku dooday in ay difaacayso amniga Soomaaliya, ma garanayo sharciyada iyo qaynuunka caalamiga ah ee ay Itoobiya cuskanayso\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xassan Sheekh.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada o muddooyinkii u dambeeyay Itoobiya ay dhaq-dhaqaaq ka waday gobolka Gedo iyo deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed, halkaas oo ay soo gelisay ciidamo dheeraad ah, kadib markii ay sii laba qarxay xiisadda labada waddan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"\u0627\u0644\u0631\u0626\u064a\u0633 \u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644\u064a: \u0643\u0644 \u0627\u0644\u062e\u064a\u0627\u0631\u0627\u062a \u0645\u0637\u0631\u0648\u062d\u0629 \u062d\u0627\u0644 \u062d\u0627\u0648\u0644\u062a \u0625\u062b\u064a\u0648\u0628\u064a\u0627 \u0627\u062d\u062a\u0644\u0627\u0644 \u0623\u064a \u0642\u0637\u0639\u0629 \u0645\u0646 \u0623\u0631\u0627\u0636\u064a\u0646\u0627\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nSpDXcZzJJY\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland. Xasan Sheekh ayaa si toos ah u carab baabay ciidamada Itoobiya ee jooga Gedo, wuxuuna sheegay inay qabsadeen garoomada iyo waddooyinka muhiimka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182792,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-29T11:56:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-30T07:53:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/\",\"name\":\"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png\",\"datePublished\":\"2024-09-29T11:56:38+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-30T07:53:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png\",\"width\":1250,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya - Wardoon","description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-29T11:56:38+00:00","article_modified_time":"2024-09-30T07:53:38+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":928,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/","name":"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png","datePublished":"2024-09-29T11:56:38+00:00","dateModified":"2024-09-30T07:53:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Telefeshinka Al-jazeera ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay qabsatay qayb kamid ah Soomaaliya, kadib heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-29-at-12.54.46.png","width":1250,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soobandhigay-dhagarta-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soobandhigay dhagarta Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182791"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182793,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182791\/revisions\/182793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182792"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}